Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Serie A

YAAB: Man United Oo Ka Fikirtay Saxeexa Weeraryahan Da’ Ah Oo Aan Laga Filayn

by Apdihakem Omer Adam
January 4, 2023
0
AMAR: Erik Ten Hag Oo Go’aan Uu Gaadhay Oo Xiddigaha Man United Naxdin Ku Ah U Sheegay Maamulka Kooxdaas

Manchester United ayaa qiimaynaysa heshiis lama filaan ah oo ay gudaha suuqa bishan January ugu dhaqaaqi karto saxeexa weeraryahanka AC Milan ee Oliver Giroud.

ADVERTISEMENT

Ruugcaddaaga ree France ayaa xal mudo gaaban ah u noqon kara tababare Erik Ten Hag, Oliver ayaa 372 kulan oo uu gudaha England ka ciyaaray 144 gool kusoo dhaliyay isagoo sagaal Koob kula soo guuleystay Arsenal iyo Chelsea.

Giroud ayaa ka tirsanaa Milan tan iyo xagaagii 2021 isagoo kula soo guuleystay xilli ciyaareedkiisii koowaad horyaalka Serie A.

Sida uu haatan sheegayo wargeyska The Times, Giroud ayaa kamida liiska xiddigaha ay Man United saxeexooda qiimaynayso ee weerarka.

ADVERTISEMENT

Manchester ayaan wax lacag ah oo badan doonayn inay suuqa January ku bixiso maadaama mulkiilayaasheedu iska iibinayaan.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

AC Milan Hope To Have Theo Hernandez & Olivier Giroud At Peak Fitness For  Supercoppa Italiana Against Inter, Italian Media Report

 

ADVERTISEMENT
Share328Tweet205
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.