Barcelona ayaa rajayneysa in ay Manchester United ka iibiso daafaceeda dhexe ee Andreas Christensen taas oo u ogolaaneysa in ay...
Arsenal ayaa loo sheegay in RB Leipzig aysan qorsheyneynin inay iibiso Benjamin Sesko ka hor inta uusan xirmin suuqa kala...
Napoli ayaa diyaar u ah inay isaga baxdo tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Manchester United Alejandro Garnacho ka dib markii...
FC Bayern Munich ayaa wajaheysa hubanti la'aan sii kordheysa oo la xiriirta mustaqbalka Joshua Kimmich, kaasoo qandaraaskiisu dhacayo dhamaadka xilli...
Ruben Amorim ayaa ka dheregsan qaab ciyaareedka liita ee Casemiro, wuxuuna doonayaa inuu arko Man Utd oo iska iibinaysa laacibka...
Garabka Manchester City Jack Grealish ayaa waxaa xiiso u qaba Aston Villa, Manchester United, Newcastle United iyo Tottenham Hotspur, halka...
Marcus Rashford ayaan meesha ka saarin in uu amaah ugu biiri karo West Ham United hadii uu u dhaqaaqi waayo...
Xaalada Brahim Díaz ee kooxda Real Madrid ayaa xiiso yeelatay, saddex kooxood oo waaweyn oo yurub ka dhisan ayaa xiiso...
Manchester United ayaa koo baxday kooxda ugu cad-cad ee kula wareegi karta 85 milyan ginni weeraryahanka Liverpool Darwin Nunez. (Fichajes...
Elvis Basanovic, oo ah wakiilka weeraryahanka RB Leipzig Benjamin Sesko, ayaa beeniyay in ciyaaryahanka uu ku biiri karo Arsenal bishaan...