Nagu Saabsan

Shabakada laacib waxaa la aas-aasay 21kii November 2010, waa mid ka mid ah shabakada ugu caansan Soomaalida. Waxay shabakada Laacib u soo gudbisaa akhristayaasheeda wararkii ugu danbeeyay ciyaaraha ee dal iyo dibad. Waxaan xooga saarnaa kubada cagta Yurub iyo caalamka intiisa kale.

Waxaad laacib ka heleysaa wararkii ugu danbeeyay ciyaaraha, wararka suuqa kala iibsiga, natiijooyinka ciyaaraha, qormooyin xiiso badan iyo dhacdooyinka kubada cagta ee aadan ku arkeynin meelo kale oo badan.

Haddii aad dooneysid inaad talo iyo tusaale nala wadaagto ama aad dooneyso inaan xayaysiin ku sameynayo fadlan nagala soo xiriir email-keena: laacibnet@outlook.com

Waan qiimeyneynaa aragtidaada waana jecel nahay inaan idiin maqalno.