U dhaqaaqista weeraryahanka reer Portugal Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa soo jiidatay indhaha caalamka, taasoo ka tarjumeysa saameyntiisa gaarka ee kubada...
Argentina ayaa kor u qaaday koobkeedii 3-aad ee koobka adduunka iyada oo goolhaye Emiliano Martinez uu badbaadiyay rigoore muhiim ah...
FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Koobka Adduunka ee 2034 lagu qaban doono Saudi Arabia, halka Spain, Portugal,...
Waddamada Bariga Dhexe ayaa martigelin doona Koobka Adduunka markii ugu horreysay sanadka 2034-ta, sida laga sheegay shirweynaha aan caadiga ahayn...
Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay shaxda ugu fiican sanadka 2024 ee FIFPRO, taas oo lagu soo...
Weeraryahanka kooxda Real Madrid, Kylian Mbappe, ayaa ka hadlay maqnaanshihiisa safka xulka qaranka France, isagoo sheegay in go’aanka looga reebay...
Cristiano Ronaldo ayaan meesha ka saarin in uu sii wadi doono ciyaarista kubadda cagta ilaa uu ka garab ciyaaro wiilkiisa...
Mia Khalifa, oo 31 jir ah, horeyna u ahaan jirtay aktarad ka shaqeysa aflaanta anshax darada ah, ayaa beenisay wararka...
UEFA Nations League: Wareegga Sideed Dhamaadka oo La Ogaaday Xulalka Isku Soo Baxay Waxaa soo dhammaaday heerka guruubyada ee tartanka...
Goolhayaha halyeeyga ah ee Jarmalka Oliver Kahn ayaa markiisa doortay xiddigii abid ugu fiicnaa dunida isagoo Inkiray Messi iyo CR7....