Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

WOW: Sucuudiga Oo Maamuus Weyn Siiyay Cristiano Ronaldo Kulanka Uu PSG Kahor Tagayo Khamiista

by Apdihakem Omer Adam
January 17, 2023
0
WOW: Sucuudiga Oo Maamuus Weyn Siiyay Cristiano Ronaldo Kulanka Uu PSG Kahor Tagayo Khamiista

Cristiano Ronaldo ayaa ah kabtanka hoggaamin doona shaxda isku dhafka ah ee kooxaha Al Nassr iyo Al Hilal kaga hortagayaan Paris Saint-Germain kulanka saaxiibtinimo ee ay Khamiista ballansan yihiin.

ADVERTISEMENT

Wuxuu noqonayaa kulankii koowaad tan iyo markii uu Ronaldo ku biiray kooxda Al Nassr oo sanadkii mushahar dhan 175 Milyan oo pound siinaysa.

Baraha bulshada ayaa lagu baahiyay muuqaalka Cristiano oo guddoomaya calaamada kabtanimo maalmo kahor kulanka Paris.

Turki Al Sheikh oo ah madaxa madadaalada guud ahaan dalka Sucuudiga ayaa baahiyay muuqaalka uu ku xaqiijinayo inuu Ronaldo yahay kabtanka kooxaha dalkiisa hoggaaminaya ciyaartaas.

ADVERTISEMENT

Kulankiisa koowaad ayaa noqon doona mid ay iskaga hor yimaadaan ciyaaryahanka ay mudada dheer soo loolamayeen ee Lionel Messi.

Sidoo Kale Akhri

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

February 6, 2023
Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

February 6, 2023

Kulankan ayaa noqon kara midkii ugu dambeeyay ee ay Messi iyo Ronaldo oo wadajir 12 Ballon d’Or ugu soo guuleystay kulmi karaan.

Messi iyo Ronaldo ayuu xifaaltan cajiib ahi kusoo dhex maray kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, kabtanka Portugal ayaa Bernabeu ka hayaamay 2018 halka kabtanka Argentina ka tagay Barca 2021.

Image

ADVERTISEMENT
Share353Tweet221
ADVERTISEMENT

Related Posts

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

Sidee Ayuu Noqon Doonaa Miiska Kala-sarraynta Horyaalka Premier League Haddii Man City Loo Diro Heerka Labaad?

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay suurtogal tahay in laga saaro horyaalka Premier League oo heerka labaad loo dhaadhiciyo, kaddib markii maanta uu...

Aubameyang Oo Badheedhay & Lambarka Uu Chelsea U Qaatay Oo Layaab Ku Noqday Jamaahiirta Kooxdaas

Maxay Ahayd Sababtii Uu Aubameyang Uu Isaga Tagay London

by Saed Mohamed
February 6, 2023
0

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.