Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Iska Bax!! Real Madrid Oo Albaabada Kooxdeeda U Furtay Xiddig Asaasi Ka Ah Shaxdeeda

by Apdihakem Omer Adam
December 25, 2022
0
Iska Bax!! Real Madrid Oo Albaabada Kooxdeeda U Furtay Xiddig Asaasi Ka Ah Shaxdeeda

Kooxda Real Madrid ayaa mid kamida xiddigaha joogtada ka ah shaxdeeda asaasiga ah u muujisay sida ay uga maarmi karto, ciyaaryahankaas ayaa ah daafaca bidix ee Ferland Mendy.

ADVERTISEMENT

Mendy ayaa Real Madrid kaga soo biiray dhinaca kooxda Lyon oo uu 53 Milyan oo euro kaga yimid xagaagii 2019, tan iyo wakhtigaas ayuu in ka badan 100 kulan usoo saftay Madrid isagoo xilli ciyaareedkan markale isku muujiyay xulashada macalin Carlo Ancelotti.

Marka laga yimaado inuu wali shaxda muhiim ka yahay ayuu haddana wargeyska Fichajes sheegayaa in Los Blancos u furantahay inuu kooxdeeda ka tago.

Warbixinta ayaa sababta ku sheegtay in Real Madrid ay doonayso inay ka samayso lacag ay kor ugu qaado dalabka ay ka gudbinayso daafaca dhexe ee RB Leipzig iyo xulka Croatia ee Josko Gvardiol.

ADVERTISEMENT

Heshiiska uu Ferland ku joogo Estadio Santiago Bernabeu ayaa ah mid ku eeg ilaa 2025 taas oo ka dhigan inay Madrid joogto boos ay lacag fiican iibkiisa kaga samayn karto.

Sidoo Kale Akhri

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023
Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023

Mendy ayaa haatan daafaca bidix kulamada la fadhiisiyo la dheelsiiyaa David Alaba oo daafac dhexe ah balse marka hore doorka daafaca bidix ka ciyaari jiray.

Madrid Zone on Twitter: "Ferland Mendy turns 27 today. 🎂🇫🇷  https://t.co/NN0Dcj4vsH" / Twitter

ADVERTISEMENT
Share350Tweet219
ADVERTISEMENT

Related Posts

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.