Sporting CP xiddiga katirsan ee Geovany Quenda ayaa isha ku haya ku biirista kooxda Ruben Amorim ee Manchester United, sida...
FC Barcelona ayaa sii wadata inay ka shaqeyso qorsheynta kooxdeeda xilli ciyaareedka soo socda. Mid ka mid ah meelaha mudnaanta...
Mikel Arteta ayaa ka shalaynaya go’aankii ay Arsenal ku diiday in ay weeraryahan kula soo saxiixato suuqii January xilli Kai...
Erik ten Hag ayaa laga yaabaa in uu si degdeg ah ugu soo laabto maamulka kubadda cagta isagoo la wareegi...
Chelsea iyo Arsenal ayaa ku dagaalamaya saxiixa xiddiga reer Nigeria ee Atalanta Ademola Lookman xagaagan. Sida uu shaaca ka qaaday...
Chelsea ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto saxiixa daafaca dhexe ee Manchester United Leny Yoro iyagoo raadinaya daafacyo ay...
Manchester United ayaa diyaar u ah inay dalab 40 milyan oo euro ah u bandhigto xiddiga Barcelona Alejandro Balde, sida...
Xiddiga RB Leipzig Benjamin Sesko ayaa lagu soo waramayaa inuu iska diiday xiisaha kooxaha Chelsea iyo Manchester United si uu...
Fabrizio Romano ayaa daaha ka qaaday in Man Utd ay hubaal tahay inay xagaagan la soo saxiixan doonto labo ciyaaryahan,...
Warbaahinta Talyaaniga ayaa hadda si isku mid ah u sheegtay in Dusan Vlahovic xirfadiisa Juventus ay soo dhamaatay. Vlahovic kuma...
53