Xulka qaranka Ivory Coasta ayaa iska xaadiriyey waregga semi-finalka koobka qaramada Afrika, kaddib markii ay guul cajiib ah ka gaadheen...
Xulka qaranka Nigeria ayaa noqday dalkii koowaad ee usoo baxay wareegga semi-finalka Koobka Qaramada Afrika, kaddib markii ay fiidkii hore...
Siddeed waddan ayaa iskugu soo hadhay tartanka qaramada Afrika ee ka socda waddanka Ivory Coast, kaddib markii Salaasadii lasoo gabogabeeyey...
Xulka qaranka Morocco ee aadka loogu saadaalinayay tartanka qaramada Afrika ayaa ku hadhay wareegga 16ka iyaga oo guul-darro bahdilaad ah...
Frank Lampard ayaa shaaciyey magacyada saddex ciyaartoy oo uu sheegay inay sabab u ahaayeen in xulka qarankooda England uu ka...
Tartanka qaramada Afrika ayaa waxa labadii waddan ee ugu horreeyey ay iska xaadiriyeen wareegga siddeedda, iyadoo la sugayo inay kusoo...
Qiimayn cusub oo la sameeyey ayaa waxa lagu soo bandhigtay 20ka kubbad-sameeye ee ugu wanaagsan adduunyada waqtigan, kuwaas oo laga...
Qisooyinka Afrika way badan yihiin, waxaana xilliyada ay tartamadu ka socdaan laga diiwaangeliyaa arrimo cajiib ah. Maanta waxa ay dunidu...
Xidhiidhka kubadda cagta Ivory Coast ayaa ku dhawaaqay tababarahooda cusub ee hoggaamin doona, kaddib markii ay shaqada ka caydhiyeen Jean-Louis...
Tartanka Qaramada Afrika ayaa waxa maanta iyo caawa laga diiwaangeliyey natiijooyin waaweyn iyadoo dalka kaliya ee Bariga Afrika ah ee...