Halyeyga Liverpool ee Michael Owen ayaa magacaabay ciyaartoygii sababta u ahaa guul-darradii xalay ay Arsenal kala soo kulantay FC Porto...
Arsenal ayaa loo diiwaangeliyay xog ceeb ah kulankii ay guuldarada lama filaanka ah kala kulantay FC Porto ee Champions League....
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul-darro xanuun kulul ku furatay wareegga 16ka Champions League, waxaana 1-0 kusoo garaacday FC Porto...
Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa halis ugu jira in loo diido in ay helaan koox dheeraad ah oo...
Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa guul cidhiidhi ah ka gaadhay Atletico Madrid lugta hore ee wareegga 16ka Champions League,...
Jose Mourinho ayaa magacaabay kooxaha uu ku taageerayo inay ku guuleystaan Champions League iyo Premier League xilli ciyaareedkan. Waxa uu...
Manchester City ayaa rikoodh kale dhigtay markii ay badiyeen kulankoodii Champions League ee Talaadadii. Kooxda Pep Guardiola ayaa 3-1 ku...
Thomas Tuchel c ayaa weerar ku qaaday xiddigiisa Dayot Upamecano kaasoo casaan qaatay islamarkaana keenay rigooradii ay Lazio ku garaacday...
Karim Benzema ayay kasii dartay xaaladdiisa horyaalka waddanka Sucuudiga, waxaana go'aan adag ka qaadatay kooxdiisa Al-Ittihad kaddib markii ay isku...
Toni Kroos ayaa ka carooday go’aankii RB Leipzig ee ‘ixtiraam darada ahaa’ intii lagu jiray kulankiiChampions League. Qaybtii hore ee...
109