UEFA ayaa shaacisay kooxda usbuuca ee Champions League kaddib kulammadii lugta labaad ee wareegga 16-ka. Kooxdan waxaa lagu soo xulay...
Xidhiidhka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah uga jawaabay cabashada Atletico Madrid ee ku saabsan go'aankii lagu...
Kylian Mbappé ayaa ahaa ciyaaryahankii ugu horreeyay ee ogaada in Julián Álvarez uu laba jeer taabtay kubadda intii lagu jiray...
Xiddigii hore ee Chelsea, Joe Cole, ayaa saadaaliyay kulanka ay Arsenal la ciyaari doonto Real Madrid wareega siddeed dhammaadka UEFA...
Xiddiga kooxda Arsenal, Raheem Sterling, ayaa seegi doona kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League ee ay Gunners la...
Arsenal, Aston Villa, Borussia Dortmund iyo Real Madrid ayaa xaqiijiyay booskooda habeenkii Arbacada. Kooxahaasi waxay ku biiri doonaan Barcelona, Paris...
Tababaraha Real Madrid, Carlo Ancelotti, ayaa shaaca ka qaaday sababta uu uga hor istaagay Endrick inuu qaato rigooradii ugu dambeysay...
Goolhayaha Real Madrid, Thibaut Courtois, ayaa ka falceliyay rigooradii muranka dhalisay ee Julian Alvarez intii lagu jiray wareegga 16-aad ee...
Dhammaan isku aadka wareega siddeed dhammaadka Champions League ayaa la xaqiijiyay. Tani waxay timid kadib markii la soo gabagabeeyay wareegii...
Tababaraha Atletico Madrid, Diego Simeone, ayaa muujiyay yaab iyo amakaag kadib go’aanka kaaliyaha garsooraha (VAR) ee doorka weyn ka...