Ivory Coast waxa shalay wajiga lagaga dhuftay ukun/beed, waxaanay noqotay dalkii ugu horreeyey ee martigelinaya tartanka qaramada Afrika ee AFCON...
Xulalka awoodda badan ee Ghana iyo Ivory Coast ayaa ka hadhay tartanka qaramada Afrika, waxaana lagu cidhib-tiray wareeggii koowaad ee...
Xidhiidhka kubadda cagta Guinea ayaa ugu baaqay taageereyaasha xulkooda inay is-dejiyaan kaddib markii ay geeriyoodeen lix ka mid ah taageereyaasha...
Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa xalay uu dhaawac kasoo gaadhay kulankii ay barbarraha ka tuugeen Ghana, taas oo...
Ciyaartoyda xulka qaranka Senegal ayaa mar kaliya ku war helay geerida murugada leh ee gilgishay xiddigooda khadka dhexe ee Cheikhou...
Xiddiga khadka dhexe ee Liverpool ee Curtis Jones waxa uu wali haystaa fursad uu kaga qayb-galo tartanka qaramada Afrika, si...
Goolhayaha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Andre Onana ayaa iska xaadiriyey garoonka diyaaradaha laba saacadood kaddib markii ay dhamaatay...
Xulka qaranka Nigeria ayaa barbarro niyad-jab ah ka tuugay dhiggooda Equatorial Guinea oo kulankooda koowaad ee tartanka Koobka Qaramada Afrika...
Sabtida ayaa uu garoonka Alassane Ouattara Stadium ee caasimadda waddanka Ivory Coast ka bilaabmayaa koobka qaramada Afrika ee AFCON, waxaana...
Xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane ayaa toddobaadkan ku guursaday waddankiisa Senegal, waxaana uu la aqal-galay haweenay ay is-jeclaayeen muddo...