Trent Alexander-Arnold ayaa la filayaa inuu seego finalka Carabao Cup ee ay Liverpool la ciyaari doonto Newcastle United, sababo la...
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa sheegay in ciyaartoyda kooxdiisa aysan wax cabasho ah ka keeni karin eedeynta uu u...
Xiddigii hore ee Manchester United, Paul Parker, ayaa ku tilmaamay saxiixa Mason Mount mid ka mid ah “saxiixyada ugu xun”...
Virgil van Dijk, kabtanka Liverpool, ayaa qirtay inuusan hubin mustaqbalkiisa kooxda, maadaama wada-hadallada qandaraaskiisa cusub aysan weli miro dhalin. Qandaraaskiisa...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa magacaabay lix kooxood oo uu u arko inay u tartami karaan ku guuleysiga Champions League...
Taageerayaasha Liverpool ayaa ka cabsi qaba in Virgil van Dijk uu ka tago kooxda xagaagan kadib markii lagu arkay isaga...
Halyeeyga Arsenal Thierry Henry ayaa shaaca ka qaaday sababta uu u rumeysan yahay in Raphinha uu yahay musharraxa ugu cadcad...
Lamine Yamal, xiddiga da'da yar ee kooxda Barcelona, ayaa sanadkan markii ugu horreysay bilaabay soonka bisha barakeysan ee Ramadaan, taasoo...
Waxaa jirta fursad ay kooxaha Premier League ku yeelan karaan ilaa toddoba kooxood oo ka qayb gala tartanka Champions League...
Halyeeyga Liverpool, Jamie Carragher, ayaa shaaca ka qaaday walaaciisa ugu weyn ee la xiriira guuldarradii kooxdiisu kala kulantay Paris Saint-Germain...