Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqayso saxiixa daafaca Bayer Leverkusen Jonathan Tah. 28 jirkaan ayaa ku riyaaqay...
Kooxda ka dhisa. Bundesliga ee Bayern Munich ayaa shaacisay heshiiska ay kula soo wareegtay khadka dhexe ee Portugal João Palhinha....
Waxaa meel xiiso leh sidoo kale maraya qiimeynta ku guuleysiga abaalmarinta Ballon d’Or. Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal-marinta Ballon...
Sida laga soo xigtay BILD, Thomas Müller oo 34 jir ah, qandaraasna kula jira Bayern Munich oo gaaraya ilaa 2025...
Bayern Munich ayaa tijaabada caafimaad u mari doona Joao Palhinha dhamaadka Isbuucaan ka hor inta uusan 47 milyan oo ginni...
Laacibkii hore ee Liverpool Thiago Alcantara ayaa go’aansaday inuu isaga fariisto ciyaaraha kubadda cagta Thiago Alcantara ayaa ku dhawaaqaya inuu...
Bayern Munich ayaa la saxiixatay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Crystal Palace ee Michael Olise heshiis shan sano ah kadib...
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni buuxdo ku qabto inay ku guuleysato tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Bayer...
Kadib markii ay heshiis la gaartay xiddiga Barcelona ee Marc Guiu. Blues ayaa dareenleeda u jeedinaysa dhankaas iyo Jarmalka. Chelsea...
Maalmihii uu xirnaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaa muuqatay in ciyaaryahanka reer Portugal uu aad u xiiseynayay inuu ku biiro...