Pochettino Oo U Hanjabay Jackson & Madueke Ka Dib Rigooradii Ay Ku Qabsadeen Cole Palmer & Tababaraha Oo Shaaciyay Xiddiga Rigoorada U Tuuraya Blues
Mauricio Pochettino ayaa ku weeraray ciyaartoyda Chelsea oo uu ku tilmaamay caruur inay ku dagaalameen rigoore. Noni Madueke iyo Nicolas...