Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Gabadha Xiddig Weyn Oo Suuxday Islamarkaana Cusbitaalka Loola Cararay Markii Aabaheed Uu Rigoore Qasaariyay Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
December 3, 2022
0
Gabadha Xiddig Weyn Oo Suuxday Islamarkaana Cusbitaalka Loola Cararay Markii Aabaheed Uu Rigoore Qasaariyay Koobka Adduunka

Gabadh uu dhalay Andre Ayew oo todoba sanno jir ah ayaa suuxday islamarkaana cusbitaal loola cararay ka dib markii aabaheed uu rigoore ka qasaariyay Ghana kulankii ay shalay la ciyaareen Uruguay.

ADVERTISEMENT

Wararka Ghana ka imaanaya ayaa sheegaya in gabadha ay suuxday islamarkaana loo qaaday cusbitaal ku yaala dalka Qatar.

Waxaa la sheegay haatan in xaaladeeda ay fiican tahay oo ay iska ciyaareyso.

Waana sabbatii si lama filaan ah loogu bedelay Andre Ayew waqtigii nasashada ee kulankii shalay.

ADVERTISEMENT

Ayew ayaa rigoore qasaariyay bilowgii ciyaarta markaasoo ciyaarta ay aheyd barbaro goolal la’aan ah.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Ghana ayaa 2-0 looga badiyay waxayna ka hareen Koobka Adduunka iyagoo sidoo kale la degay Uruguay oo gool seddexaad u baahneyd.

Xulka Ghana waxay u baahnaayeen kaliya barbaro si ay ugu soo gudbaan wareega 16ka Koobka Aduunka laakiin waxaa lagu garaacay labo gool uu ka dhaliyay Giorgian de Arrascaeta.

Waxaa guruubkooda H ka soo baxay xulka Portugal oo wareega 16ka la ciyaaraya Switzerland iyo South Korea oo kaalinta labaad ku soo baxday islamarkaana la ciyaareyso Brazil.

ADVERTISEMENT
Share325Tweet203
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.