Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

DEG-DEG: Xulka Qaranka Portugal Oo Loo Magacaabay Tababare Cusub

by Abdiwahab Ahmed
January 9, 2023
0
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

Xidhiidhka kubadda cagta Portugal ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Roberto Martinez loo magacaabay xulka qaranka dalkaas, bil kaddib markii uu Martinez iska casilay Belgium oo uu lixdii sannadood ee ugu dambeeyey soo laylinayay.

ADVERTISEMENT

Xulka Portugal ayaa shaqada ka caydhiyey Fernando Santos bishii hore markii ay Morocco wareegga siddeedda kaga reebtay Koobka Adduunka ee lagu qabtay Qatar, halka Roberto Martinez uu is-casilay markii uu xulka Belgium wareeggii koowaad ee group-yada ku hadhay.

Roberto Martinez 2

Bil gudaheed ayaa tababarahan hore ee Everton uu iskaga gudbay laba xul oo waaweyn oo reer Yurub ah, waxaana markii lagu dhawaqay inuu yahay tababaraha xulka Portugal uu la hadlay saxaafadda, isaga oo yidhi: “Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan halan joogo oo aan noqdo tababaraha xulka Portugal. Markii ugu horreysay ee aan la hadlay madaxweynaha xidhiidhka, waxa aan ogaaday in uu mashruucan ciyaareed yahay mid aan ku farxayo.

ADVERTISEMENT

Roberto Martinez

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Waan fahamsanahay inay jiraan filashooyin waaweyn iyo ujeeddooyin waweyn, laakiin waxa joogta koox wanaagsan oo ay dad fiican ku jiraan,aniguna waan ku faraxsanahay, waannan rajaynayaa in aan gaadhi doono ujeeddadaas.”

Sannadkii 2016 ayaa Roberto Martinez uu noqday tababaraha xulka Belgium kaddib saddex sannadood oo uu isku muujiyey oo uu layliyey Everton.

Koobkii Adduunka ee 2018 ayuu xulka belgium geeyey semi-finalka, waxaana reebay Faransiiska oo koobkaas ku guuleystay, halka Euro 2021 uu Talyaanigu reebay.

Roberto Martiinez oo wax laga weydiiyey Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu la hadli doono, isla markaana ixtiraam badan uu ka mudan yahay maadaama uu muddo 19 sannadood ah usoo ciyarayay xulka Portugal.
ADVERTISEMENT
Share404Tweet253
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.