Wararka ka imaanaya Talyaaniga ayaa sheegaya in Victor Osimhen uu dhamaystirayo heshiiska kooxda Saudi Arabia ee Al-Ahli, kaas oo Napoli...
Ronaldo ayaa gool lama ilaawaan ahaa u dhaliyay Real Madrid kulankii Juventus 2018kii. Cristiano Ronaldo ayaa si kaftan ah uga...
Sampdoria ayaa xaqiijisay in Andrea Pirlo laga ceyriyay shaqadii macalinimo kadib 14 bilood oo uu hogaaminayay kooxda Seri B. Halyeeygii...
U dhaqaaqista Napoli ee Lukaku, oo 31 jir ah, ayaa waxaa ka danbeyay tababarahooda Antonio Conte, kaasoo uu Belgian-ka kusoo...
Waa cusub oo Champions League ayaa imaanaya iyadoo isku aadka loo qabtay qaab cusub oo 36 kooxood ah. Heerkii hore...
Isku aadka 2024-25 ee tartanka Champions League ayaa dhici doona caawa Khamiista ka dib markii la soo gabagabeeyay kulamadii ugu...
Uefa ayaa fiijignan weyn muujinaysa kadib isbedel lagu sameeyay qaabka loo sameeyo isku aadka. Isku aadka waxaa la rajeynaya beri...
Weeraryahanka Victor Osimhen ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanayo dalab cusub oo uga yimid kooxda Saudi Pro League ee...
Federico Chiesa ayaa ka degay kooxda Liverpool, waxaana uu u diyaar garoobayaa qaybta koowaad ee caafimaadka. Juventus iyo Liverpool ayaa...
26-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan ee Allianz Stadium waxaa uga harsan kaliya hal sano. Wakiilka xiddiga heerka caalami ee dalka...