Manchester United ayaa horay u ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixaneyso weeraryahanka Sporting CP Viktor Gyokeres xagaaga ka dib markii...
Joao Felix ayaa ka hadlay go’aankii uu ugu biiray AC Milan, wuxuuna shaaca ka qaaday qorshihiisa mustaqbalka kadib markii uu...
In kasta oo Talyaanigu uu leeyahay ciyaartoy badan oo waaweyn oo dunida kubbadda cagta magac ka sameeyay, magaca Roberto Baggio...
Inkastoo ay dhawaan la soo saxiixdeen Patrick Dorgu, Manchester United ayaa weli raadineysa daafacyo dhanka bidix ah, waxaana ay miiska...
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay kula tartameyso Arsenal tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Atalanta Mateo Retegui. 25 jirkaan...
Manchester United iyo Juventus ayaa diyaarin kara heshiis is dhaafsi ah xagaagan oo ay ku lug leeyihiin xiddigaha Joshua Zirkzee...
Arsenal iyo Tottenham ayaa ka fiirsanaya inay u dhaqaaqaan weeraryahanka Fiorentina Moise Kean xagaagan, sida laga soo xigtay Nicolo Schira....
Barcelona ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Liverpool Virgil van Dijk xagaagan, waxaana ay...
Rafael Leao, xiddiga da'da yar ee Milan, ayaa mar kale usoo muuqday bartilmaameedka Barcelona ee suuqa kala iibsiga. 25 jirkaan...
Manchester United ayaa diyaar u ah inay iibiso Kobbie Mainoo oo ka soo baxay akadeemiga si ay uga hesho faa'iido...