Gool dhamaadka ciyaarta uu dhaliyay Merino ayaa Spain geeysay Semi-finalka Euro 2024.
Spain ayaa ciyaartan goolka ku hormartay kadib markii uu Lamine Yamal kubad qurux badan uu dilinka ganaaxa ku dhex quudiyay Dani Olmo , kaasi oo ciyaarta 1-0 ka dhigay.
Balse dhamaadkii ciyaarta Florian Wirtz ayaa Germany u keenay goolka barbaraha.
Waxaa lesla aaday waqti dheeri ah, waxaana dhamaadkii madax u dhaliyay Spain Merino.
Sidaasi ayee Spain kj gaartay Semi-finalka tartanka.
Qiimeynta Ciyaaryahanada Spain
Unai Simon – 8/10
Dani Carvajal – 4/10
Le Normand – 5/10
Laporte – 7/10
Cucurella – 7/10
Rodri – 8/10
Fabian Ruiz – 8/10
Nico Williams – 7/10
Lamine Yamal – 7/10
Alvaro Morata – 7/10
Dani Olmo – 9/10
Nacho Fernandez – 7/10
Ferran Torres – 6/10
Mikel Merino – 8/10
Qiimeynta Ciyaartoyda Germany
Manuel Neuer – 7/10
Joshua Kimmich – 9/10
Antonio Rüdiger – 7/10
Jonathan Tah – 6/10
David Raum – 6/10
Toni Kroos – 7/10
Emre Can – 6/10
Ilkay Gundogan – 6/10
Jamal Musiala – 6/10
Kai Havertz – 6/10
Florian Wirtz – 8/10
Xiddiga garoonka kulankan waxaa noqday Dani Olmo.