Ciyaar aan cabsi cabsi ahayn oo caajis ka muuqday labada xul Portugal iyo France ayaa ku dhexmartay garoonka Volksparkstadion.
Ciyaartan oo 90kii daqiiqo ee caadiga ahayd les mari waayay, ayaa waxaa loo baahnaaday waqti dheeri ah, sidoo kale waxba way iska keeni waayen.
Waxaa lesla aaday gool ku laadyo waxaana 5-3 kusoo baxday Xulka Faransiiska.
Portugal ayaa bilowgii ciyaarta sameeyay dadaalo badan , iyagoo inta badan maamulayay kubada.
Deschamps ayaa u muuqday mid Portugal u ogolaaday kubad heysashada balse keliya ay ka faaideysanyeen kubadaha rogaak celiska.
France waxay cadaadiska badisay markuu ciyaarta kusoo biiray Ousmane Dembele kaaso firfircooni kusoo kordhiyay weerarka kooxda inkasto aya jabin waayeen daafaca Portugal.
Si kasta France ayaa Semi-finalka wuxuu ku aaday xulka qaranka Spain oo iyaga sok dhaafay martigeliyaha tartanka ee Germany.