50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta ayaa la shaaciyey, laakiin waxa xaqiiqo ah in taageereyaasha qaarkood aanay rumaysan karaynin booska uu ku jiro xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo.
Qiimayntan oo ah xogta diiwaangashan ee ciyaartoydii soo martay kubadda cagta, waxa ay kala saartay labadii ciyaartoy ee xafiiltanka badan ka dhexeeyey ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, sababtoo ah waxay ku jiraan laba meelood oo aad u kala durugsan.
Laacibka reer Brazil ee Neymar Jr ayaa gebiahaanba ka maqan liiska 50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta, inkasta oo uu koobab badan ku guuleystay sidoo kalena bandhig fiican ka sameeyey garoomada.
Arrinta cajiibka ah ee laga yaabo inay lama filaanka kugu noqoto, waa Cristiano Ronaldo oo kaalinta 10aad kaga jira liiska 50ka ciyaartoy ee ugu sanaagsan kubadda cagta, halka Lionel Messi oo ay xafiiltamaan uu hoggaanka u hayo liiska oo uu 1aad ku jiro.
Halyeygii Brazil ee Pele ayaa kaalinta labaad ku jira oo kusoo xiga Messi, iyadoo Diego Maradona iyo Johan Cruyff ay afarta sare ka mid noqdeen.
Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta
50- Gareth Bale
49- Robert Lewandowski
48- John Robertson
47- Roy Keane
4th- Lothar Mathaus
45- Hugo Sanchez
44- Paul Gascoigne
43- Hristo Stoichkov
42- Denis Law
41- Thomas Muller
40- Romario
39- Jairzinho
38- Thierry Henry
37- Dennis Bergkamp
36- Franco Baresi
35- Gerson
34- George Weah
33- Andres Iniesta
32- Xavi
31- Paolo Maldini
30- Stanley Matthews
29- Lev Yashin
28- Nándor Hidegkuti
27- Duncan Edwards
26- Kenny Dalglish
25- John Charles
24- Gianni Rivera
23- Bobby Moore
22- Cafu
21- Marco van Basten
20- Michel Platini
19- Roberto Baggio
18- Ronaldinho
17- Eusebio
16- Kylian Mbappe
15- Gerd Muller
14- Sir Bobby Charlton
13- Ferenc Puskas
12- Franz Beckenbauer
11- George Best
10- Cristiano Ronaldo
9- Zico
8- Garrincha
7- Ronaldo Nazario
6- Alfredo di Stefano
5- Zinedine Zidane
4- Johan Cruyff
3- Diego Maradona
2- Pele
1- Lionel Messi
Yaa shaaciyay markaa shabakadee ?? War sugan mesha so dhiga nagala taga waxa bilaa tixraaca ah
calaacalka iskadaa reer Ooyaayow meesha ma prnakty ayaa laacib aduun ugu wanagsan lagu noqdaa
idinka maa dhahdeeen ileeen meesha website ugama jeedneee mida kale page-ka aad xiganeysaan waxaa favorite u ah Barca and Argentina