Ma Jiro Qof Buuxin Kara Booskiisa, Wey Ka Qoomameyn Doontaa Haddii Ay Fasaxdo”Falanqeeyaha Sky sports Oo Digniin Culus U Diray Liverpool
Halyeyga weerarka Liverpool, Mohamed Salah, qandaraaskiisa Anfield wuxuu ku eg yahay xagaaga soo socda mana muujin wax calaamado ah oo...