Qaabka cusub ee Champions League ayaa bilaabmaya talaadada caawa ah.
Hadda waxaa jira 36 kooxood halkii ay ka ahaan lahaayeen 32, mid kastaa wuxuu ciyaaraya sideed kulan halka uu lix ciyaarood hore u ciyaari jiray, siddeed kooxood oo kala duwan ayaa ka hor imaanaya halka ay saddex ciyaarood ka ahaayeen.
Iyadoo tartanka Champions League uu aad u sii xiisa badan yahay, isla markaana aan la saadaalin karin, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa ciyaartoy kubbadda cagta ah oo la hubo in aad lol daawan doono, dabcan waa xiddigo dayar iyo ciyaaryahano weyn oo culeys saaran.
Waxaa ka mid ah.
- Kylian Mbappe, 25 (Real Madrid/France).
- Jude Bellingham, 21 (Real Madrid/England)
- Lamine Yamal, 17 (Barcelona/Spain)
- Dani Olmo, 26 (Barcelona/Spain)
- Harry Kane, 31 (Bayern Munich/England)
- Xavi Simons, 21 (Leipzig/Netherland)
- Antonio Nusa, 19 (Leipzig/Norway)
- Conor Gallagher, 24 (Atletico Madrid/England)
- Joao Neves, 19 (Paris St-Germain/Portugal)
- Desire Doue, 19 (Paris St-Germain/France)
- Viktor Gyokeres, 26 (Sporting CP/Sweden)
- Ademola Lookman, 26 (Atalanta/Nigeria)
- Angel Gomes, 24 (Lille/England)
- Georgi Sudakov, 22 (Shakhtar Donetsk/Ukraine.
- Arne Engels, 21 (Celtic/Belgium)
- Florian Wirtz, 21 (Bayer Leverkusen/Germany)
- Jeremie Frimpong, 23 (Bayer Leverkusen/Netherland)
- Martin Baturina, 21 (Dinamo Zagreb/Croatia)
- Serhou Guirassy, 28 (Borussia Dortmund/Guinea)
- Anatoliy Trubin, 23 (Benfica/Ukraine)
- Bobby Clark, 19 (Salzburg/England)
- Kenan Yildiz, 19 (Juventus/Turki)
- Johan Bakayoko, 21 (PSV/Belgium)