City ayaa heshiis £21.2 milyan oo ginni ah la gaartay kooxda Saudi Pro League ee Al-Hilal si ay uga iibiso...
Kubad sameeyahii hore ee Real Madrid James Rodriguez ayaa ku biiray kooxda ka dhisan horyaalka La Liga ee Rayo Vallecano...
Mid ka mid ah saxiixyada cusub ee Unai Emery ee kooxda ayaa wajahaya mustaqbal aan la hubin ee Villa Park...
Juventus ayaa kaliya xiisaynaysa in ay amaah ugu dhaqaaqdo xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Man United. Diyaarad khaas ah ayaa...
In kasta oo Reds ay si fiican uga buuxaan waaxda garabka bidix, Arne Slot ayaa lagu xamanayaa inuu aad ula...
Kooxaha Napoli iyo Manchester United ayaa heshiis ka gaaray saxiixa xiddiga khadka dhexe ee reer Scotland McTominay. Napoli ayaa la...
“Waa kooxda kaliya ee aan waligey aqaano. Waa waqti sharaf leh - had iyo jeer. Waan k noolahay riyadan maalin...
Lukaku ayaa labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay amaah ku joogay Inter Milan iyo Roma. Warar dhowr ah ayaa haatan...
Agaasimaha guud ee Milan Giorgio Furlani ayaa si adag albaabka uga xidhay wax kasta oo ay Barcelona ku xamanaysay Rafael...
Barcelona waa inay diiwaan geliso saxiixa Dani Olmo ka hor inta aysan sii wadin wadahadalada Juventus ee ku aadan Federico...