Federico Chiesa ayaa ka degay kooxda Liverpool, waxaana uu u diyaar garoobayaa qaybta koowaad ee caafimaadka. Juventus iyo Liverpool ayaa...
26-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan ee Allianz Stadium waxaa uga harsan kaliya hal sano. Wakiilka xiddiga heerka caalami ee dalka...
Ugarte ayaa qarka u saaran inuu noqdo saxiixii shanaad ee United suuqa kala iibsiga xagaagan. Manuel Ugarte ayaa ka degay...
29 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa tababar ku qaadanayay meel ka baxsan kooxda koowaad ka dib markii uu u sheegay...
28 jirka khadka dhexe ayaa xubin muhiim ah ka ahaa kooxda Sociedad tan iyo markii uu ku biiray kooxda Basque...
Manchester United ayaa heshiis €50 milyan oo euro ah kula heshiisay Paris St-Germain ciyaaryahanka khadka dhexe ee Uruguay Manuel Ugarte....
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Matheus Nunes ayaa u soo baxay inuu amaah ku tago kooxda reer Spain ee...
Rio Ferdinand ayaa ku weeraray Manchester United iibka Scott McTominay ka hor inta uusan ciyaaryahanka khadka dhexe 26 milyan ginni...
26-sano jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa loo arkaa inuu ka dheer yahay shuruudaha maamulaha Juve ee Thiago Motta, kaasoo la...
City ayaa heshiis £21.2 milyan oo ginni ah la gaartay kooxda Saudi Pro League ee Al-Hilal si ay uga iibiso...