Supercompuer ayaa saadaal ka sameeyey tartanka FA Cup oo maraya wareegga saddexaad oo ay kooxuhu ku kala bixi doonaan min hal kulan illaa laga gaadhayo Isniinta oo ay ciyaaraha ugu dambeeya dhacayaan, markaas oo la isku diyaarin doono isku-aadka wareegga xiga.
32 kooxood ayaa usoo gudbi doona wareegga afraad ee tartanka FA Cup, waxaana caawa kala calaf-qaadaya Crystal Palace iyo Everton oo midkood uu booskiisa ka diyaarsan doono wareegga afraad.
Ciyaarta ugu adag ee wareegga saddexaad ee FA Cup waa kulanka sida weyn loo sugayo kooxaha Liverpool iyo Arsenal oo Axadda kala bixi doona, halka Newcastle ay kala calaf-qaadi doonaan kooxda ay ka wada dhisanyihiin Woqooyiga Bari ee England ee Sunderland.
Supercomputer oo saadaal ka sameeyey kulamadan ayaa waxa uu taxay 32 kooxood oo soo gudbi doona halka uu tartanka ka saaray 32 kale, iyadoo boqollay uu u adeegsaday qaaciidada xisaabeed ee lagu kala saaro ciyaaraha khamaarka ugu sii sheegay koox kasta fursadda ay u haysato inay soo gudubto.
Crystal Palace ayuu ka bilaabay naadiyada soo gudbaya, waxaana uu inay hadhayso u sheegay Everton, halka ciyaarta adag ee Liverpool iyo Arsenal uu sidoo kale libinta siiyey Gunners, taas oo haddii ay rumowdo noqon doonta in kooxaha isku magaalada ah ee Everton iyo Liverpool ay tartanka isku mar ka hadhayaan.
Halkan kaga bogo saadaasha Supercomputer ee wareegga 3aad ee FA Cup
Crystal Palace vs Everton
Crystal Palace (40%) vs Everton (36%)
Palace ayaa soo gudbaysa
Brentford vs Wolves
Brentford (41%) vs Wolves (34%)
Brentford ayaa soo gudbaysa
Fulham vs Rotherham
Fulham (85%) vs Rotherham (7%)
Fulham ayaa soo gudbaysa
Tottenham vs Burnley
Tottenham (66%) vs Burnley (16.7%)
Tottenham ayaa soo gudbaysa
AFC Wimbledon vs Ipswich
AFC Wimbledon (17.4) vs Ipswich (65%)
Ipswich ayaa soo gudbaysa
Coventry vs Oxford
Coventry (62%) vs Oxford (20%)
Coventry ayaa soo gudbaysa
Maidstone vs Stevenage
Maidstone (44%) vs Stevenage (32%)
Maidstone ayaa soo gudbaysa
Millwall vs Leicester
Millwall (24%) vs Leicester (55%)
Leicester ayaa soo gudbaysa
Sunderland vs Newcastle
Sunderland (40%) vs Newcastle (33%)
Sunderland ayaa soo gudbaysa
Blackburn vs Cambridge
Blackburn (75%) vs Cambridge (12%)
Blackburn ayaa soo gudbaysa
Gillingham vs Sheffield United
Gillingham (45%) vs Sheffield United (30%)
Gillingham ayaa soo gudbaysa
Hull City vs Birmingham City
Hull (60%) vs Birmingham (21%)
Hull ayaa soo gudbaysa
Newport vs Eastleigh
Newport (60%) vs Eastleigh (21%)
Newport ayaa soo gudbaysa
Norwich vs Bristol Rovers
Norwich (31%) vs Bristol Rovers (42%)
Bristol Rovers ayaa soo gudbaysa
Plymouth vs Sutton
Plymouth (78%) vs Sutton (11%)
Plymouth ayaa soo gudbaysa
QPR vs Bournemouth
QPR (18%) vs Bournemouth (65%)
Bournemouth ayaa soo gudbaysa
Southampton vs Walsall
Southampton (78%) vs Walsall (11%)
Southampton ayaa soo gudbaysa
Stoke vs Brighton
Stoke (17%) vs Brighton (66%)
Brighton ayaa soo gudbaysa
Watford vs Chesterfield
Watford (70%) vs Chesterfield (15.4%)
Watford ayaa soo gudbaysa
Chelsea vs Preston
Chelsea (85%) vs Preston (7%)
Chelsea ayaa soo gudbaysa
Middlesbrough vs Aston Villa
Middlesbrough (17%) vs Aston Villa (65%)
Aston Villa ayaa soo gudbaysa
Sheffield Wednesday vs Cardiff
Sheffield Wednesday (44%) vs Cardiff (30%)
Sheffield Wednesday ayaa soo gudbaysa
Swansea vs Morecambe
Swansea (73%) vs Morecambe (12%)
Swansea ayaa soo gudbaysa
Luton vs Bolton
Luton (64%) vs Bolton (17%)
Luton ayaa soo gudbaysa
Manchester City vs Huddersfield Town
Man City (97%) VS Huddersfield (2%)
Manchester City ayaa soo gudbaysa
Nottingham Forest vs Blackpool
Nottingham Forest (73%) vs Blackpool (13%)
Nottingham Forest ayaa soo gudbaysa
Peterborough vs Leeds
Peterborough (42%) vs Leeds (21%)
Peterborough ayaa soo gudbaysa
Shrewsbury vs Wrexham
Shrewsbury (34.5%) vs Wrexham (45%)
Wrexham ayaa soo gudbaysa
West Brom vs Aldershot
West Brom (77%) vs Aldershot (10.5%)
West Brom ayaa soo gudbaysa
West Ham vs Bristol City
West Ham (79%) vs Bristol City (11%)
West Ham ayaa soo gudbaysa
Arsenal vs Liverpool
Arsenal (48%) vs Liverpool (30%)
Arsenal ayaa soo gudbaysa
Wigan vs Manchester United
Wigan (8%) vs Man United (80%)
Manchester United ayaa soo gudbaysa