Manchester United Oo Shaacisay Qiimaha Lagu Iibin Karo Andre Onana
Kooxda Manchester United ayaa dejisay qiimaha ay ku iibin karto goolhayaha reer Cameroon, Andre Onana, inta lagu jiro suuqa kala...
Messi Oo Iska Indha-tiray Ronaldo Isagoo Magacaabay Shan Xiddig Oo Carruurta Hadda Ay Ku Daydaan
Xiddiga siddeeda jeer ku guuleystay Ballon d'Or ayaa labaatan sano ku dhowaad ahaa kan ugu sareeya kubadda cagta, isagoo barbar...
Ronaldo Oo Lacag Waalli Ah Ugu Deeqay Shaqaale Hoteel Sababtan Daraadeed
Cristiano Ronaldo ayaa lacag abaal gud aad u weyn uga tagay hotel uu daganaa kadib markii uu aad uga helay...
Taageerayaasha Liverpool Oo Billaabay Qorshe Alexander Arnold Uu Ku Sii Joogayo Kooxda Ka Dhisan Anfield
Taageerayaasha Liverpool ayaa isku abaabulaya si ay Trent Alexander-Arnold ugu qanciyaan inuu sii joogo kooxda, xilli wararka la xiriirinaya Real...
Fabio Capello Oo Magacaabay Kooxda Ugu Cad-cad Ku Guuleysiga La liga Xilli Ciyaareed Kaan
Tababaraha caanka ah ee reer Talyaani, Fabio Capello, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Barcelona ay hanan doonto horyaalka La...
Van Dijk Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Mustaqbalka Alexander Arnold
Kabtanka Liverpool Virgil van Dijk ayaa sheegay inuusan ka hadal arrimaha qandaraaska ee Trent Alexander-Arnold, isagoo sheegay in cadaalad darro...
Enzo Maresca Oo Sharaxay Sababta Uu U Diiday Inuu La Dabaal-dego Taageerayaasha Kooxdiisa Kadib Guushii Fulham
Enzo Maresca ayaa sharaxay sababta uu u diiday dabaal-degga taageerayaasha Chelsea kadib guushii cajiibka ahayd ee daqiiqadii ugu dambeysay ka...
DEG DEG: Real Madrid Oo Ancelotti Ku Xirtay Hal Shuruud Oo Uu Shaqadiisa Ku Badbaadin Karo
Real Madrid waxay ku sugan tahay xaalad ka fog middii ay jeclaan lahaayeen xilli ciyaareedkan maadaama rajadoodii champions league ay...
La Ogaaday:Mowqifka Manchester United Ee Mustaqbalka Onana
Mustaqbalka Andre Onana ee Manchester United ayaa su’aal la geliyay, iyadoo war cusub oo ku saabsan suurtogalnimada inuu ka tago...
Kylian Mbappe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Dhaleeceyn Ay U Jeediyeen Taageerayaal Real Madrid Ah
Xiddiga Real Madrid, Kylian Mbappé, ayaa si toos ah ugu jawaabay taageerayaal canbaareeyay qaab ciyaareedkiisa, gaar ahaan kadib kulankii ay...
Declan Rice Oo Hadiyad Lama Filaan Ah Ka Helay Fannaan Caan Ah
Xiddiga Arsenal Declan Rice ayaa helay hadiyad gaar ah oo uu ka helay fanaanka caalamiga ah Ed Sheeran kadib markii...
Mohamed Salah Oo Shaaciyay Waxa Keliya Ee Ka Hor Istaagi Kara Liverpool Ku Guuleysiga Premier League Xilli Ciyaareed Kaan
Weeraryahanka Liverpool, Mohamed Salah, ayaa shaaciyay in kooxdiisu u baahan tahay hal guul oo kaliya si ay ugu dabaal-degto hanashada...
“Waan garan La’ahay Meesha Kooxdan Laga Heysto” Ruben Amorim Oo Oohin Afka Furtay Kadib Guuldarradii Wolves
Rúben Amorim: “Maalmahan waa kuwo si dhab ah niyad-jab u leh. Waxaan ka fiicnayn kooxda naga soo horjeedday, laakiin haddii...
Tabaraha Barcelona Oo Farriin Cadho Ka Muuqata U Diray Ansu Fati Kadib Buuq Uu Kiciyay Ciyaartii Celta Vigo
Hansi Flick: "Ansu Fati iyo Héctor Fort ma ciyaarin oo kursiga keydka ayey ka caroodeen? Waan fahamsanahay in ay niyad-jabsan...
Manchester City Oo War Weyn Kasoo Saartay Mustaqbalka Bernardo Silva
Ciyaariyahanka khadka dhexe ee Manchester City, Bernardo Silva, ayaa la filayaa inuu ka tago Etihad Stadium xagaagan, iyadoo warar la...
Tababaraha Chelsea Oo Loo Ganaaxay Arrin Layaab Leh Oo Uu Sameeyay Ciyaartii Fulham
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa la ganaaxay hal kulan oo uu garoonka ka maqnaanayo kaddib markii uu sameeyay dabaal-deg xad...
Federico Valverde Oo Digniin Culus U Diray Barcelona Kadib Guushii Athletic Bilbao
Xiddiga Real Madrid ee Federico Valverde ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kaddib guushii 1-0 ee ay ka gaareen Athletic...
DEG DEG: Osimhen Oo Heshiis Shaqsi Ah La Gaadhay Koox Weyn Oo Premier League Ka Dhisan
Weeraryahanka Galatasaray, Victor Osimhen, ayaa la sheegay inuu heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Premier League-ka ah ee Manchester United,...