Daawo Lamine Yamal Oo Farsamo Mucjiso Sameeyay Ciyaartii Barcelona Iyo Borussia
Lamine Yamal ayaa ka yaabiyey garoonka oo dhan isagoo muujiyey xirfad aan caadi ahayn intii lagu jiray ciyaartii Barcelona vs...
Raphinha Oo Taariikh Cusub Ka Dhigay Uefa Champions League Kulankii Borussia
Xiddiga kooxda Barcelona, Raphinha, ayaa taariikh cusub ka dhigay tartanka UEFA Champions League kaddib markii uu noqday ciyaaryahanka reer Brazil...
Barcelona Oo Xasuuqday Borussia Dortmund
Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaadhay Borussia Dortmund, kadib markii ay 4-0 kaga adkaatay lugta hore ee wareega...
DEG DEG:Mohamed Salah Oo Si Rasmi Ah Go’aan Uga Gaaray Mustaqbalkiisa Liverpool
Weeraryahanka reer Masar, Mohamed Salah, ayaa heshiis cusub oo saddex sano ah u saxeexay kooxda Liverpool, taasoo kusii hayn doonta...
Vinicius Jr Oo Farriin Waalli Ah U Diray Arsenal Kadib Guuldarradii Xanuunka Badneyd
"Ma jiro cudurdaar" – Vinicius Jr oo ku dhiirrigeliyay Real Madrid inay mucjiso ka sameyso Bernabéu kadib guuldarro xanuun badan...
DEG DEG:Real Madrid Oo Ceyrin Doonta Ancelotti Haddii…….
Maalmaha Carlo Ancelotti ee kooxda Real Madrid ayaa la rumeysan yahay inay gabaabsi yihiin, iyadoo tababaraha reer Talyaani uu wajahayo...
Courtois Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo Sababay Guuldarradii Arsenal
Goolhayaha Real Madrid, Thibaut Courtois, ayaa eed dusha ka saaray Jude Bellingham iyo David Alaba, isagoo ku tilmaamay khaladaadkii ay...
Dagaal Ka Dhex Qarxay Nunez Iyo Slot Oo Bannaanka La Keenay
Xiddigii hore ee Premier League Gus Poyet ayaa soo jeediyay in tababaraha Liverpool, Arne Slot, uu khilaaf shaqsi ah kala...
Goolhayihii Ugu Liitay Taarikhda Manchester United Oo La Shaaciyay
Ka hor kulanka adag ee wareegga siddeed dhammaadka tartanka UEFA Europa League ee ay Manchester United la ciyaarayso Lyon, waxaa...
Kylian Mbappe Oo Digniin Culus U Diray Arsenal Ka Hor Kulanka Lugta Labaad
Kylian Mbappé: “Dabcan waxaan sameyn karnaa soo laabasho” – Real Madrid oo rajeyneysa in ay ka soo kabsato guuldarro 3-0...
Paul Pogba Oo Shaaciyay Kooxda Uu Jecel Yahay In Uu U Ciyaaro Xilli Ciyaareedka Dambe
Paris, France – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer France, Paul Pogba, ayaa si qiiro leh uga hadlay xanuunkii uu dareemay...
Mikel Arteta Oo War Weyn Kasoo Saaray Dhaawacii Bukayo Saka Kulankii Real Madrid
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa xaqiijiyay in Bukayo Saka uusan la kulmin dhaawac culus kaddib jug uu la kulmay...
Horyaalka Premier League-ga Oo Shan Kooxood Ku Yeelan Doona Champions League Xilli Ciyaareedka 2025-26
Horyaalka Premier League ee Ingiriiska ayaa xaqiijiyay in shan kooxood uu ku yeelan doono Champions League xilli ciyaareedka soo socda...
Taageerayaasha Arsenal Oo Si Waalli Ah Ugu Maadsaday Mbappe Kadib Markii Uu Ku Fashilmay Inuu Ka Gudbo Kiwior
Taageerayaasha Arsenal ayaa si kaftan ah ula xisaabtamay Kylian Mbappe kadib markii daafaca Jakub Kiwior “xiray” xiddiga Real Madrid kulankii...
Declan Rice Oo Kashifay Talo Uu Ka Helay Bukayo Saka Ka Hor Inta Uusan Tuurin Laadkii Xorta Ahaa Ee Ugu Horreeyay Uu Ka Dhaliyay Real
Geessiga Arsenal ee Declan Rice ayaa shaaca ka qaaday in Bukayo Saka uu siiyey talo muhiim ah kahor intii uusan...
Jude Bellingham Oo Qirtay Arrin Taageerayaasha Real Madrid Ay Ka Xanaaqeen Kadib Guuldarradii Arsenal
ude Bellingham ayaa si toos ah uga hadlay guuldarradii weynayd ee Real Madrid kasoo gaartay Arsenal kadib markii kooxda difaacaneysa...
Lamine Yamal Oo Shaaca Ka Qaaday Riyada Keliya Uu Doonayo Inuu Rumeeyo Xilli Ciyaareed Kaan
Lamine Yamal, xiddiga da'da yar ee kooxda Barcelona, ayaa muujiyay kalsooni sare oo ku aaddan rajada kooxdiisa ee ku guuleysiga...
Tababaraha Real Madrid Oo Wacad Ku Maray In Arsenal Ay Ku Xasuuqi Doonaan Bernabeu
Tababaraha Real Madrid, Carlo Ancelotti, ayaa qiray in Arsenal ay si weyn uga sarreysay kooxdiisa ka dib guuldarradii 3-0 ee...