Daafaca Arsenal William Saliba Oo Magacaabay Kooxdii Uu Jeclaa Carruurnimadiisii Inuu Ku Biiro
Difaaca kooxda Arsenal, William Saliba, ayaa magacaabay kooxda uu carruurnimadiisa ku riyoon jiray, xilli xiiso badan laga muujinayo adeegiisa, gaar...
Goorma Ayey Liverpool Ku Guuleysan Doontaa Premier League Kadib Guushii Leicester
Kooxda Liverpool ayaa qaaday tillaabo muhiim ah oo ay ugu dhowaanayso hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2024/25, kaddib guul...
Arne Slot Oo Magacaabay Xiddigii Ka Dambeeyay Guuldarradii Dirqiga Aheyd Ee Ay Ka Gaareen Leicester
Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaa ka jawaabay warar uu ku tilmaamay "Kuwo laga badbadiyay" oo ku saabsan goolkii guusha ee...
Taageerayaal Cadheysan Oo Si Waalli Ah U Aflagaadeeyay Mbappe Kulankii Athletic Club
Xiddiga reer France Kylian Mbappé ayaa si weyn loogu yeeray (Neef) iyadoo qaylo lagula kacay kadib markii lagu soo bandhigay...
Cafu Oo Farta Ugu Fiiqay Alexander Arnold Inuu Ku Biiro Kooxdan
Halyeeyga reer Brazil ee Cafu ayaa amaanay daafaca midig ee Liverpool Trent Alexander-Arnold, isagoo sheegay inuu noqon karo saxiix cajiib...
Taageerayaasha Arsenal Oo Ceeb Iyo Weji-gabax Kala Kulmay Taageerayaasha Kooxda Ipswich
Kooxda Arsenal ayaa si xooggan uga adkaatay Ipswich Town 4-0 garoonka Portman Road, taasoo xoojisay rajadooda hanashada horyaalka Premier League....
Ilkay Gundogan Oo Magacaabay Horyaalka Ugu Tayada Fiican Adduunka Iyo Europe
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gündoğan ayaa ammaan u jeediyay horyaalka Premier League, isagoo sheegay inuu yahay...
Taageerayaal Liverpool Ah Oo Codsi Waalli Ah U Diray Alexander Arnold Kadib Goolkii Leicester
Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u dhaliyay goolkii guusha ee ay kaga badiyeen Leicester City, waxaana taageerayaasha Reds ay si weyn...
Taageerayaasha Manchester United Oo Ku Eedeeyay Hal Ciyaariyahan Guuldarradii Wolves
Taageerayaasha Manchester United ayaa si kulul u cambaareeyay hal ciyaaryahan kadib guuldarradii ay kala kulmeen Wolverhampton Wanderers. Kadib guushii daqiiqadaha...
DEG DEG: Alexander-Arnold Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadlay Mustaqbalkiisa Kadib Guushii Leicester
Trent Alexander-Arnold ayaa si toos ah su’aal looga weydiiyay inuu ka tagayo Liverpool intii lagu guda jiray waraysi toos ah...
Taageerayaasha Manchester United Oo Si Cadho Leh Uga Xumaaday Arrin Aad U Foolxun Oo Uu Ku Kacay Mulkiilaha Kooxda
Taageerayaal ka tirsan Manchester United ayaa muujiyay caro xooggan kadib go’aan cusub oo kasoo baxay maamulka kooxda, kaas oo ku...
Mikel Arteta Oo Ka War Bixiyay Dhaawaca Bukayo Saka
Bukayo Saka ayaa la bedelay ka hor inta aysan ciyaarta gaarin saacaddii ciyaarta, kadib markii uu horey ula kulmay qalad...
Kevin De Bruyne Oo Shaaciyay Sababta Manchester City U Diiday Iney Kordhiso Qandaraaskiisa
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, Kevin De Bruyne, ayaa si furan uga hadlay go’aanka kooxda ee ah in aan...
Vinicius Jr Oo War Culus Kasoo Saaray Wararka Sheegaya Inuu Doonayo In La Ceyriyo Ancelotti
Xiddiga reer Brazil ee Real Madrid, Vinícius Júnior, ayaa si cad uga hadlay mustaqbalka Carlo Ancelotti, isagoo beeniyay warar sheegaya...
Ruben Amorim Oo Jawaab Culus Ka Bixiyay Wadahadallada Bruno Fernandes Uu Kula Jiro Al Hilal
Tababaraha kooxda United, Rúben Amorim, ayaa la sheegay inuu si weyn uga niyad jabay kadib markii uu maqalay in kabtanka...
“Ma Garanayo Riyadeenna Halka Ay Ku Dambeyn Karto” Raphinha Oo La Ilmeeyay Dhaawacii Soo Gaaray Lewandowski Ka Hor Finalka Copa Del rey-ga
Xiddiga Barcelona ee Raphinha ayaa muujiyay niyad jab iyo walwal kadib markii la shaaciyay in Robert Lewandowski uu seegi doono...
Xabi Alonso Oo Si Waalli Ah Ugu Maadsaday Wararka La Xiriirinaya Shaqada Real Madrid
Iyadoo la hadal hayay suuragalnimada in Xabi Alonso uu noqdo tababaraha cusub ee Real Madrid, macallinka Bayer Leverkusen ayaa si...
Mohamed Salah Oo Isku Dayay Inuu Arnold Tashkiiliyo – Jawaabta Arnold Oo Noqotay Mid Ka Cadheysiisay Taageerayaasha Liverpool!
Mohamed Salah ayaa la sheegay inuu si gaar ah u tashkiiliyay saaxiibkiisa Trent Alexander-Arnold, si uu uga fikiro sii joogista...