Bernardo Silva Oo Ka Jawaabay Eedeymaha Ku Saabsan Da’da Ciyaartoyda Manchester City
Xiddiga Manchester City, Bernardo Silva, ayaa si adag uga falceliyay eedeymaha sheegaya in kooxda ay gaboobayso, taasoo loo sababeynayo hoos...
DEG DEG:Mohamed Salah Oo Go’aankii Ugu Dambeeyay Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Liverpool
Xiddiga reer Masar, Mohamed Salah, ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub oo laba sano ah u saxiixo Liverpool, taasoo...
Alexander Arnold Oo Si Lama Filaan Ah Uga Jawaabay Su’aal Ku Saabsan Mustaqbalkiisa Oo Uu Weydiiyay Nunez
Liverpool difaaceeda midig, Trent Alexander-Arnold, ayaa lagu soo waramayaa inuu iska indho tiray su’aal uu Darwin Núñez ka weydiiyay suuragalnimada...
Jude Bellingham Oo Kashifay Xilliga Uu Ka Tagayo Real Madrid
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid, Jude Bellingham, ayaa xaqiijiyay in uu qorsheynayo in uu muddo dheer sii joogo kooxda...
Madaxweynaha Barcelona Oo Qeylo Afka Furtay Kadib Weerar Waalli Ah Oo Ay Kusoo Qaadeen Maamulka La liga
Madaxweynaha FC Barcelona, Joan Laporta, ayaa si kulul uga jawaabay war-saxaafadeedkii dhawaan ka soo baxay maamulka horyaalka La Liga, isagoo...
Goolhaya Man City Oo Kashifay Caado Layaab Leh Oo Uu Sameeyo Kulan Kasta
Goolhayaha Manchester City, Ederson Moraes, ayaa shaaca ka qaaday caado la yaab leh oo uu rumeysan yahay inay gacan ka...
Everton Oo Shaacisay Qorshaha Ay Ku Joojinayaan Mohamed Salah Kulanka Liverpool
Tababaraha Everton, David Moyes, ayaa si kaftan leh uga hadlay caqabadaha ay kooxdiisu la kulmi doonto marka ay wajahaan Mohamed...
Carlo Ancelotti Oo Maxkamad Lasoo Taagay Kadib Arrin Tuuganimo Ah Oo Uu Ku Kacay
Tababaraha Real Madrid, Carlo Ancelotti, ayaa maxkamad la soo taagay isaga oo lagu eedeeyay inuu lunsaday canshuur dhan €1 milyan...
Cole Palmer Ma Ciyaari Doonaa Kulanka Tottenham? Enzo Maresca Oo Ka Hadlay Xaalada Xiddigaha Chelsea
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa bixiyay warbixin ku saabsan xaalada dhaawacyada xiddigaha kooxdiisa ka hor kulanka adag ee ay la...
Ruben Amorim Oo Qirtay In Manchester United Ceyrin Doonto Haddii……
Ruben Amorim ayaa qiray inuusan heli doonin waqti badan si uu wax uga beddelo xaaladda Manchester United, kaddib markii kooxdiisu...
Manchester City Oo Lacag Waalli Ah Ku Dooneysa William Saliba
Kooxda Manchester City ayaa qorsheyneysa inay dalab rasmi ah ka gudbiso daafaca Arsenal, William Saliba, inta lagu jiro suuqa kala...
XASAASI: Trent Alexander-Arnold Oo Looga Digay Ku Biirista Real Madrid
Xiddiga Liverpool, Trent Alexander-Arnold, ayaa looga digay in daciifnimadiisa dhanka daafaca ay dhibaato ku keeni karto haddii uu ku biiro...
Ruben Amorim Oo Magacaabay Cidda Iskaleh Mas’uuliyadda Guuldarradii Nottingham Forest
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa qiray in Alejandro Garnacho uu "isku dayayo wax badan" kadib bandhiggiisii niyadjabka lahaa ee...
Endrick Oo Bannaanka Keenay Sirta Ka Dambeysa Inuu Sii Joogo Real Madrid Asagon Heysan Fursad Uu Kaga Soo Muuqdo Safka Koowaad Ee Kooxda
Xiddiga da'da yar ee reer Brazil, Endrick, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii kooxdiisa ay ka gaartay Real...
Ruben Amorim Oo Shaaciyay Hal Dhibaato Oo Ay Manchester United Ugu Soo Bixi Karin Champions League Kadib Guuldarradii Nottingham
Kooxda Manchester United ayaa xalay guuldarro 1-0 kala kulantay Nottingham Forest, taasoo sii kordhisay cadaadiska saaran tababaraha cusub, Ruben Amorim....
Mikel Arteta Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhaawacyada Jurrien Timber Iyo Gabriel Magalhaes
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa bixiyay war cusub oo laga walaacsan yahay oo ku saabsan xaaladda dhaawacyada Gabriel Magalhaes...
Carlo Ancelotti Oo Magacaabay Xiddigii Ka Dambeeyay Iney Usoo Baxaan Final ka Copa del rey
Tababaraha Real Madrid, Carlo Ancelotti, ayaa si weyn u amaanay xiddiga reer Brazil Vinicius Jr ka dib bandhig heer sare...
Pep Guardiola Oo Ka Hadlay In Kooxdiisa Ay Usoo Bixi Karto Champions League Iyo In Kale
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ka hadlay xaqiijinta booska UEFA Champions League ee xilli-ciyaareedka soo socda, isagoo si kaftan...