DEG DEG: Soomaaliya Oo Guuldarro Niyadjab Leh Kala Kulantay Xulka Botswana
Botswana iyo Soomaaliya ayaa markii labaad taariikhda ku kulmay garoonka Francistown Stadium, iyagoo wada ciyaaray kulan ka tirsan isreebreebka Koobka...
Cidda Sababta U Ah In Alexander Arnold Ka Tago Liverpool Oo La Ogaaday
Laacibka khadka dhexe ee England, Jude Bellingham, ayaa door muhiim ah ka qaatay suurtagalnimada heshiiska Trent Alexander-Arnold uu ugu biirayo...
Ronaldo Oo Raaligelin Ka Bixiyay Hadal Uu Ka Sheegay Neymar – Maxaa Dhacay?
Halyeyga kubadda cagta Brazil, Ronaldo de Lima, ayaa raaligelin siiyay Neymar ka dib markii uu sheegay in xiddiga ay isku...
Alexander Arnold Oo Loo Diiday Inuu Real Madrid U Xirto Lambarka 66 – Sabab?
Trent Alexander-Arnold Oo Laga Mamnuucay Inuu Xirto Lambarka Uu Doonayo Marka uu Ku Biiro Real Madrid, Iyadoo Baxitaankiisa Liverpool Xowli...
Michael Owen Oo Kashifay Waxa Mo Salah Ka Doonayo Liverpool Si Uu Heshiis Cusub Ugu Saxiixo
Mohamed Salah & Liverpool Oo Weli Isku Khilaafsan Heshiis Cusub, Michael Owen Oo Ku Baaqay In Kooxdu Wax Ka Beddesho...
Taageerayaasha Liverpool Oo Ka Cadhooday Fal Foolxun Oo Uu Ku Kacay Alexander Arnold
Trent Alexander-Arnold, oo ah xiddig ka soo baxay akadeemiyada Liverpool, ayaa la sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Real Madrid,...
Reece James Oo Rikoodh Waalli Ah Jebiyay Kulankii Ingiriiska Iyo Latvia
Reece James wuxuu taariikh cusub ka dhigay garoonka Wembley markii uu dhaliyay laad xor ah oo toos ah kulankii ay...
SHOCK! Raheem Sterling Oo Si Rasmi Ah Uga Tagaya Chelsea – Kooxdee Ayuu Ku Biirayaa?
Raheem Sterling ayaa doonaya inuu sii joogo Premier League xilli ciyaareedka soo socda, iyadoo la xaqiijiyay in uu si rasmi...
Liverpool Oo Ka Iibineysa Weeraryahankeedii Ugu Qaalisanaa Koox Weyn Oo Ka Dhisan Spain
Liverpool ayaa diyaar u ah inay xagaagan iska fasaxdo Darwin Nunez, maadaama kooxda ay durba bilowday qorshaha xilli-ciyaareedka soo socda....
Heshiiskii Chelsea Iyo Man United Oo Dhibaato Wajahaya! Sancho Oo Go’aan Lama Filaan Ah Qaatay
Xiddiga amaahda ugu jooga Manchester United ee Jadon Sancho ayaa la sheegay inuu si lama filaan ah u codsaday inuu...
“Ronaldo Waa Beenaale Khiyaano Badan” Patrick Dorgu Oo Si Waalli Ah Uga Xumaaday Fal Ronaldo Uu Ku Kacay Kulankii Portugal Iyo Denmark
Xiddiga Manchester United Patrick Dorgu ayaa ku eedeeyay Cristiano Ronaldo inuu si xeeladaysan isu tuuray si uu rigoore u helo...
Andre Onana Oo War Layaab Leh Kasoo Saaray Dadka Ku Aflagaadeeya Baraha Bulshada
Goolhayaha Manchester United, André Onana, ayaa si cad u sheegay inuusan si firfircoon u isticmaalin baraha bulshada, isagoo tilmaamay in...
DEG DEG: Mushaarka Alexander Arnold Uu Ka Qaadan Doono Real Madrid Oo La Ogaaday
Trent Alexander-Arnold, daafaca midig ee kooxda Liverpool, ayaa lagu soo waramayaa inuu oggolaaday inuu ku biiro Real Madrid xagaagan, taasoo...
DEG DEG: Tababaraha Argentina Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadlay Hanjabaadda Raphinha!
Tababaraha xulka qaranka Argentina, Lionel Scaloni, ayaa ka hadlay hadalladii dhowaan kasoo yeeray xiddiga xulka Brazil, Raphinha, ka hor kulanka...
Arda Güler Oo War Weyn Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Real Madrid
Xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid, Arda Güler, ayaa muujiyay kalsoonidiisa ku aaddan guusha uu la gaari doono kooxda, isagoo...
Thomas Tuchel Oo Qiray Sababta Kalliftay In Jude Bellingham Si Deg deg Ah Loo Beddelo Kulankii Latvia
Thomas Tuchel ayaa sii watay bilowgiisii wacnaa ee shaqadiisa xulka England, balse waxa uu qirtay inuu dareemay in uu ku...
DEG DEG: Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaadhay Saxiixa Daafac Bir Ah Oo Ka Ciyaara Premier League!
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay xiisaynayso saxiixa daafaca dhexe ee Bournemouth, Dean Huijsen, inta lagu jiro suuqa...
Liverpool Oo Farta Loogu Fiiqay Beddel Mo Salah Iyo Nunez
Weeraryahankii hore ee Liverpool, Michael Owen, ayaa ku booriyay kooxdiisii hore inay bedelka Mohamed Salah iyo Darwin Nunez ka dhex...