Diego Costa goolhayaha Portugal ayaa xaday indhaha caalamka kadib markii uu joojiyay 3 rigoore.
Ronaldo ayaa markale ooyay kadib markii uu khasaariyay rigoore qeybta labaad ee waqtiga dheeriga lagu kala Jota, jan Oblak ayaana ka diiday oo ka qabtay rigoorada.
Goolhaye Costa ayaa badbaadin waali ah ka sameeyay kubad uu dul tagtay Sesko kadib qalad qaracan leh uu sameeyay Pepe.
Markii ay dhamaatay 120kii daqiiqo waxaa lesla aaday gool ku laadyo, goolhayaha Portugal ayaaba soo afmeeray riwaayada oo wuxuu 3 laad ka qabtay Slovenia, Sidaasi ayeen Portugal ku gaartay wareega xiga.
Qiimeyeynta Ciyaaryahanada Portugal.
Xiddiga garoonka waxaa noqday Diego Costa goolahaya Portugal.
GK – Diogo Costa – 10/10
RB – Joao Cancelo – 7/10
CB – Pepe – 7/10
CB – Ruben Dias – 7/10
LB – Nuno Mendes – 6/10
CM – Joao Palhinha – 8/10
CM – Vitinha – 7/10
AM – Bruno Fernandes – 7/10
RW – Bernardo Silva – 6/10
LW – Rafael Leao – 7/10
ST – Cristiano Ronaldo – 4/10
Sub – Diogo Jota – 7/10
Qiimeyeynta Ciyaaryahanada Slovenia
GK – Jan Oblak – 9/10
RB – Zan Karnicnik – 7/10
CB – Vanja Drkusic – 8/10CB – Jaka Bijol – 7/10
CM – Adam Cerin – 6/10
CM – Timi Max Elsnik – 8/10
LW – Jan Mlakar – 6/10
RW – Petar Stojanovic – 6/10
ST – Andraz Sporar – 5/10
ST – Benjamin Sesko – 5/10