Daafaca Ay Kooxaha Yurub Ku Hamiyaan Helitaankiisa Oo Real Ka Codsaday Inay Kasoo Gaarto & Ancelotti Oo Jawaab Laga Sugayo.
Daafaca dhexe ee kooxda Lille Leny Yoro ayaa lagu soo waramayaa inuu ku faraxsanaan lahaa inuu burburo qandaraaskiisa Stade Pierre-Mauroy...