Robert Lewandowski ayaa laba gool ka dhaliyay kulankii Barcelona iyo Red Star, ee Champions League, kaasoo ka tirsanaa champions League.
Lewandowski ayaa dhaliyay goolkiisii shanaad xilli ciyaareedkan Champions League, isagoo barbareeyay Harry Kane, weeraryahanka Bayern Munich, kaasoo dhaliyay 5 gool, iyo Victor Geukeris, weeraryahanka Sporting Lisbon oo isna leh 5 gool.
Isla kulankaas Rafinha ayaa dhaliyay gool isaga oo dhaafay xiddiga ay isku dalka yihiin ee Vinicius Junior isaga oo ka dhigay 5 gool isaga oo sidoo kale dhaafay xiddiga reer Canada ee Jonathan Davies.
Tartanka gooldhalinta ayaa maraya meel xiiso leh waxana ay xiddigo badan isku baacsanayaan gooldhalinta tartanka.
1 Harry Kane, Bayern Munich, 5 gool.
2 Viktor Gyökeres, Sporting Lisbon, 5 gool.
3 Rafinha, Barcelona, 5 gool.
4 Robert Lewandowski, Barcelona, 5 gool.
5 Jonathan David, Lille, 4 gool.
6 Vinicius Junior, Real Madrid 4 gool.
7 Serhou Guirassy, Borussia Dortmund, 3 gool.
8 Karim Adeyemi, Borussia Dortmund, 3 gool.
9 Muhammed Kerem Aktürkoğlu, Benfica, 3 gool.
10 Luis Diaz, Liverpool, 3 gool.