Xiddiga reer Argentina Messi ayaa dhaawwc qeybta hore ee ciyaarta soo gaaray looga saaray garoonka.
Messi ayaa dhaawac ku dhameystay qeybta hore oo dhan, balse markii leskugu soo laabtay qeybta 2aad ee ciyaarta kubada uu kula daba cararayaaya Diaz ayaa keentay inuu ciyaarta sii wadan waayo daqiiqadiii 67 ayaana bedel lagu saaray kabtanka Argentina, ciyaarta adag ee les mari waayo.
Ilaa iyo imika lama qiimeyn dhaawaca Leo intuu la egyahay laakin xiddigs ayaa la arkaayay isagoo dareemayay xanuun badan.