Ciyaartoyda Real Madrid, Barcelona, Arsenal, Tottenham, iyo Everton ayaa si la yaab leh uga dhex muuqda liiska 10-ka ciyaartoy ee ugu fursad abuurka badan horyaalada waaweyn ee Yurub xilli ciyaareedkan 2024-25 ilaa hadda.
Maxaa lagu tilmaami kara hadii ciyaaryahan uu awood u lahaado inuu si joogto ah fursado ugu abuuro saaxiibadiisa kooxda?
miisaankoda dahabka ah qaar ka mid ah magacyada xiddigaha waaweyn ee ku jira 10-kan sare waxay caddeeyeen in heerkan gaarka ah uu calaamad u yahay tayadooda.
Waa kuwan 10-ka ciyaartoy ee ugu fursad abuurista badan shanta horyaal ee ugu waaweyn Yurub, La Liga, Serie A, Bundesliga, Premier League iyo Ligue1.
- Raphinha / Barcelona – 26 Fursadood
- Kevin Stoger / B.Monchengladbach- 24 Fursadood
- Alex Baena _ Villarreal – 23 Fursadood
- Dwight McNeil / Everton – 21 Fursadood
- Luis Milla / Getafe – 21 Fursadood
- Dejan Kulusevski Tottenham – 20 Fursadood
- Bukayo Saka / Arsenal – 20 Fursadood
- Andreas Pereira Fulham– 20 Fursadood
- Vinicius Junior /Real Madrid – 20 Fursadood
- Florian Wirtz / Leverkusen – 18 Fursadood