Ruben Amorim Oo Magacaabay Cidda Iskaleh Mas’uuliyadda Guuldarradii Nottingham Forest
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa qiray in Alejandro Garnacho uu "isku dayayo wax badan" kadib bandhiggiisii niyadjabka lahaa ee...
Endrick Oo Bannaanka Keenay Sirta Ka Dambeysa Inuu Sii Joogo Real Madrid Asagon Heysan Fursad Uu Kaga Soo Muuqdo Safka Koowaad Ee Kooxda
Xiddiga da'da yar ee reer Brazil, Endrick, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii kooxdiisa ay ka gaartay Real...
Ruben Amorim Oo Shaaciyay Hal Dhibaato Oo Ay Manchester United Ugu Soo Bixi Karin Champions League Kadib Guuldarradii Nottingham
Kooxda Manchester United ayaa xalay guuldarro 1-0 kala kulantay Nottingham Forest, taasoo sii kordhisay cadaadiska saaran tababaraha cusub, Ruben Amorim....
Mikel Arteta Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhaawacyada Jurrien Timber Iyo Gabriel Magalhaes
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa bixiyay war cusub oo laga walaacsan yahay oo ku saabsan xaaladda dhaawacyada Gabriel Magalhaes...
Carlo Ancelotti Oo Magacaabay Xiddigii Ka Dambeeyay Iney Usoo Baxaan Final ka Copa del rey
Tababaraha Real Madrid, Carlo Ancelotti, ayaa si weyn u amaanay xiddiga reer Brazil Vinicius Jr ka dib bandhig heer sare...
Pep Guardiola Oo Ka Hadlay In Kooxdiisa Ay Usoo Bixi Karto Champions League Iyo In Kale
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ka hadlay xaqiijinta booska UEFA Champions League ee xilli-ciyaareedka soo socda, isagoo si kaftan...
Taageerayaasha Manchester City Oo Hal Arrin Oo Waalli Ah Ka Dalbaday Phil Foden Kadib Dhaawacii Haaland
Phil Foden ayaa loo sheegay inuu u baahan yahay inuu "qaado masuuliyad dheeri ah" kaddib markii Manchester City ay la...
Musiibo:Kylian Mbappe Oo Lagu Eedeeyay Inuu Ka Dambeeyo Burburka Koox Caan Ah
Kylian Mbappe ayaa si toos ah loogu dhaleeceeyay inuu keenay "tamar qaldan" kaddib markii uu iibsaday kooxda Caen isagoo adeegsanaya...
Premier League Oo Ugu Dambeyn Shaacisay Taariikhda Hirgelinta Farsamada Offside-ka Ee Sida Tooska Ah U Shaqeysa
Horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay in farsamada casriga ah ee offside-ka la hirgelin doono bishan Abriil. Qorshaha lagu keenayo...
Virgil Van dijk Oo Farriin Culus U Diray Taageerayaasha Liverpool
Daafaca kooxda Liverpool, Virgil van Dijk, ayaa fariin dhiirrigelin ah u diray taageerayaasha Reds kahor kulamada ugu dambeeya ee xilli-ciyaareedka,...
Harry Kane Oo Shaaciyay Cidda Heysata Fursadda Ugu Badan Ee Ku Guuleysiga Ballon d’Or Sanadkan
Weeraryahanka xulka England iyo Bayern Munich, Harry Kane, ayaa ka hadlay fursadihiisa ku aaddan ku guuleysiga Ballon d'Or, isagoo sheegay...
Harry Kane Oo Si Toos Ah Uga Hadlay Wararka La Xiriirinaya Liverpool
Harry Kane ayaa iska fogeeyay wararka la isla dhexmarayo suuqa ee sheegaya inuu xagaaga dib ugu laaban karo Premier League,...
Jude Bellingham Oo Markii Ugu Horreysay Si Layaab Leh Uga Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer England, Jude Bellingham, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ku noolaanshiyaha Madrid, isagoo shaaca...
Saadaasha Khabiirka Sky Sports Ee Premier League Kulamada Usbaacan
Halyeeyga Arsenal, Paul Merson, ayaa saadaaliyay kulamada bartamaha toddobaadka ee Premier League. Arsenal ayaa kula ciyaari doonta Fulham garoonka Emirates...
Barcelona Oo Isaga Hartay Xiisihii Mo Salah Halkan Arrin Aawgiis
Barcelona ayaa ka hartay doonista saxiixa Mohamed Salah kadib markii la ogaaday inuu heshiis cusub u saxiixayo Liverpool. Kooxda reer...
Tartanka Gooldhalinta Yurub Oo Meel Xiiso Leh Maraya: Yaa Hoggoominaya
Harry Kane ma heli doono fursad sahlan si uu u difaacdo Kabta Dahabka ah ee Yurub…Harry Kane oo ka tirsan...
DEG DEG: Pep Guardiola Oo Shaaciyay Xilliga Uu Haaland Garoomada Dib Ugu Soo Laabanayo
Weeraryahanka Manchester City, Erling Haaland, ayaa la filayaa inuu garoomada ka maqnaado muddo todobaadyo ah kadib dhaawac dhanka anqowga ah...
Tababaraha Girona Oo Magacaabay Garabka Ugu Fiican Kubadda Cagta
Tababaraha Girona Míchel: "Lamine Yamal Waa Garabka Ugu Fiican Adduunka, Pedri Waa Lambar 8-ka Ugu Fiican" Tababaraha Girona, Míchel, ayaa...