Liiska musharaxiinta u shaxaraxiinta ku abaalmarinta 30 ah ee ku tartamaya abaalmarinta Ballon d’Or ayaa caawa xaflad loogu qavanayaa magaalada Paris ee caasimada France.
Waxaa hadda lasii daayay kaalmaha ay kala galeen ciyaartooyda 30 ilaa 11, Iyadoo xiddigo waaweyn ay boosas la yaab leh kasoo muuqdeen.
Ballon d’Or, kaalmaha 30-11 sidaan aya loogu kala guuleystay.
=29. Mats Hummels, Artem Dovbyk
28. Alejandro Grimaldo
27. Vitinha
26. Declan Rice
25. Cole Palmer
24. William Saliba
23. Ruben Dias
22. Antonio Rudiger
21. Bukayo Saka
20. Hakan Calhanoglu
19. Martin Odegaard
18. Emiliano Martinez
17. Federico Valverde
16. Granit Xhaka
15. Nico Williams
14. Ademola Lookman
13. Dani Olmo
12. Florian Wirtz
11. Phil Foden