Manchester City, Arsenal iyo Liverpool ayaa ahaa seddexda kooxood ee ku tartamaya horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore – xaaladuna waxay u muuqataa markale sidii oo kale.
Seddexda kooxood ayaa ah kuwa hadda ugu sareya tartanka. Iyadoo afar dhibcood hogaanka ay kaga hayso Liverpool Arsenal.
Gunners ayaa la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee xilli ciyaareedkan habeenkii sabtida kadib markii la ciyaareen kooxda Bournemouth.
Hadda kulamo adag oo ay isku jabi doonaan kooxahaan ayaa kusoo wajahan sadexda ciyaar ee soosocta.
Waa kuwan kulamad iyo waqtiyadooda.
Liverpool
27 October – Arsenal (A)
2 November – Brighton (H)
9 November – Aston Villa (H)
Man City
26 October – Southampton (H)
2 November – Bournemouth (A)
9 November – Brighton (A)
Arsenal
27 October – Liverpool (H)
2 November – Newcastle (A)
10 November – Chelsea (A)
Markaad fiiriso sadexda kooxood kulamadooda, waxaa halis badan wajahaya Arsenal oo la ciyaareysa Liverpool, Chelsea iyo Newcastle United.
Aniga ahaan liverpool aya halis 55% ku jirto
Arsenal 30%
Man City 15%