Carlo Ancelotti ayaa ku qasbanaaday inuu ka tago kulankaan Rodrygo iyo Thibaut Courtois, laakiin wuxuu helay saf kale oo buuxa kulanka El Clasico iyadoo Andriy Lunin lagu soo bilaabay gool.
Dhammaystirka Mbappe wuxuu ahaa mid aad u deggan oo cajiib ah, laakiin mar kale ayuu offside ku jiray! Alla muxuu caawa nasiib darnaa.
Sidookale Jude ayaa u muuqday mid siin karay hogaanka kooxdiisa, inkastoo goolhayaha Barcelona la dagaalamay kubadiisa, haddana ugu dmabeyn waxay noqtay garab dhaaf.
Los Blancos oo weerarka halis ku aheyd waxay gashay garab dhaafkii ugu badnaa qeybta hore, ma Monday in xawaaraha saddexda hore aad u badan yahay? Haa dabcan Line Barcelona ee difaaca waa mid fiican oo iska warqab badan ka jiro.
Dhanka Barcelona Raphinha ayaa fursadii ugu fiicneyd ka qasaariyay waxay aheyd inuu baaso banooniga uu darbeeyay, inkastoo uu ku cudir daartay Laba nin ayaa taagan horteyda fikirin badan ma heysan.
Labaa koox waxa ubaahan doonaa xoogaa isbedleo ah qeybta labaad madaama aysan gool helin qeybta hore.
Vini waa inuu ku zisaabtano culeyska saaran caawa oo kale, waa inuu ka faa,iideystaa fursadaha soo maraya qeybtaavaad.
Dhanka Barcelona waxay u baahan tahay hal xiddig kale oo leh ruuxiyada Pedri oo kale, wiilka dhaawaca badan waa midka kaliya ee halista ku ah Real Madrid caawa.
Maxaad rajeyneysaa qeybta labaad oo isbedel ah?