Manchester United ayaa ku qasbanaatay inay la tacaasho xaalada dhaawacyada heysta, iyada oo ay ka maqan yihiin dhawr ciyaartoy kulanka galabta ay la ciyaari doona kooxda Brentford horyaalka Premier league.
Kobbie Mainoo ayaa muddo bil ah garoomada ka maqnaanaya sabab dhaawac muruqa ah, halka Manuel Ugarte laga reebay shaxda koowaad ee galabta kadib xanuun uu dareemay.
Shaxda rasmiga ah
Manchester United XI: Onana; Dalot, De Ligt, Evans, Martinez; Casemiro, Eriksen, Fernandes; Garnacho, Hojlund, Rashford