Dhamaan shaqaalaha shabakada Laacib waxay hambalyo ciida ah u dirayaan dhamaan Muslimiinta oo idil gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, waxaan leenahay Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak.
Sannadka sannadkiisa Allaha inagu gaarsiiyo caafimaad, cibaado san, nabad, barwaaqo iyo baraare. Allaha inaga aqbalo acmaasheenii bishii Ramadan.
Mar kale waxaan leenahay umada Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed nabad iyo farxad ku ciida.
Ciid Mubaarak, Ciid Wanaagsan
EID WNGSEN ALL SHABAKADA LAACIB