Isku aadka wareegga siddeed-dhammaadka tartanka UEFA Nations League ayaa la sameeyay maanta oo Jimce ah.
Tani waxay timid ka dib markii horraantii toddobaadkan la soo gabagabeeyay kulamadii heerka guruubyada.
Xulka Spain ayaa la ciyaari doona France kulan weyn oo aad loo wada sugayo, halka xulka England uu wajihi doono Norway.
Netherlands ayaa la ciyaari doonta Portugal, halka Belgium ay ku aadday Germany.
Isku aadka wareegga siddeed-dhammaadka ee Nations League:
* Netherlands vs. Portugal
* Spain vs. France
* Belgium vs. Germany
* Norway vs. England
Qamadii kale xage loga so tagay
Qaramdii kale xage aden