Carlo Ancelotti ayaa wajahaya lix caqabadood oo muhiim ah si uu dib ugu soo laabto wadada saxda ah ee guulaha...
Xiddiga Real Madrid Benzema Oo U Digay Mbappe: ‘Wey Dili Doonaan Isaga’ Isagoo ka soo muuqday El Chiringuito. halyeyga Real...
Paris Saint-Germain ayaa dalab 95 milyan euro ah ka gudbisay daafaca dhexe ee kooxda Arsenal William Saliba. (Fichajes - Spain)...
Barcelona ayaa isbuucaan ku dhameysan doonta sagaal dhibcood oo nadiif iyadoo hogaanka horyaalka La Liga ku heysa kadib guul adag...
Real Madrid ayaa diyaar la ah €200m si ay Erling Haaland ugala soo wareegto Manchester City, waa haddii madaxweyne Florentino...
Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa iney diyaarinayso inay soo bandhigto dalab weyn oo gaaraya €200 million si ay u...
Tababaraha cusub ee Manchester United Ruben Amorim ayaa doonaya inuu Old Trafford geeyo daafaca aadka loo qiimeeyo ee Sporting CP...
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku hayaan kooxaha...
Manchester United ayaa wadahadalo kula jirta ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Jamal Musiala, iyadoo Red Devils ay dooneyso inay...
Ciyaaryahan hore oo ka tirsan Valencia oo 28 sano jir ah ayaa ku dhintay fatahaadaha ba'an ee ka socda Spain,...