Macalinka reer Holland ayaa afar isbedel ku sameeyay shaxdii ugu danbeysay ee Erik ten Hag ku ciyaaray.
Mid ka mid ah isbedeladiisa waa goolhaye Altay Bayindir oo fursad.
Victor Lindelof, Manuel Ugarte, iyo Joshua Zirkzee ayaa iyaguna soo galay safka hore ee Man Utd.
Shaxda rasmiga ee Man Utd
Bayindir, Lindelof, De Ligt, Martinez, Fernandes, Rashford, Zirkzee, Garnacho, Casemiro, Dalot, Ugarte
Keydla: Heaton, Amass, Evans, Mazrouai, Fitzgerald, J.Fletcher, Amad, Hojlund, Wheatley