Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

YAAB: Unai Emery Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Goolhayaha Kooxdiisa Aston Villa Ee Emiliano Martinez

by Apdihakem Omer Adam
December 25, 2022
0
YAAB: Unai Emery Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Goolhayaha Kooxdiisa Aston Villa Ee Emiliano Martinez

Tababaraha kooxda Aston Villa ee Unai Emery ayay warar cusubi sheegayaan inuu go’aan lama filaan ah ka gaadhay goolhayihiisa Emilaino Martinez.

ADVERTISEMENT

Martinez ayaa toddobaad dahabi ah qaadanaya isagoo ka caawiyay xulkiisa Argentina inay ku guuleystaan Koob aduunkoodii ugu horreeyay 36 sano kaddib.

Si kastaba, hab dhaqankii Martinez kaddib Koobka aduunka ayaa ahaa mid muran badan dhaliyay isagoo marar badan ku jees-jeesay xiddigaha France oo uu kamid yahay Kylian Mbappe.

Kaddib muranadaas uu dhaliyay ayay macquul tahay inuu ku waayay joogitaankiisii Villa, wargeyska Fichajes ayaa sheegay in tababare Emery aad u doonayo inuu iska iibiyo Martinez.

ADVERTISEMENT

Walow uu 30 sano jirkaasi isku muujiyay Koobkii aduunka ee Qatar ka dhacay haddana macalin Unai Emery ayay warbixintu sheegtay inuusan jeclaysan qaabka uu u dhaqmayo Emiliano.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Bixitaanka Martinez ayaa sababi karta in Aston Villa u dhaqaaqdo saxeexa goolhayaha kooxda Sevilla ee Yaccine Bounou oo ay kooxdiisu 30 Milyan oo euro ku iibin karto.

Bounou qudhiisa ayaa Koobkii aduunka isku soo muujiyay isagoo kamid ahaa xiddigaha udub-dhaxaadka u ahaa xulkii wacdaraha dhigay ee Morocco.

ADVERTISEMENT
Share354Tweet222
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.