Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

YAAB: Talaabada Uu Qaadayo Wout Weghorst Haddii Besiktas Saxeexiisa U Diido Man United Oo Kaa Yaabinaysa

by Apdihakem Omer Adam
January 10, 2023
0
YAAB: Talaabada Uu Qaadayo Wout Weghorst Haddii Besiktas Saxeexiisa U Diido Man United Oo Kaa Yaabinaysa

Weeraryahanka kooxda Burnley balse qaabka amaahda ah kula jooga kooxda Turkish-ka ah ee Besiktas ee Wout Weghorst ayaa u muuqda mid waxkasta u samaynaya si uu Man United ugu biiro.

ADVERTISEMENT

Weghorst ayaa doonaya inuu Old Trafford kula midoobo tababaraha ay isku dhalashada yihiin ee Erik Ten Hag kaas oo ka dhigtay saxeexa uu weerarkiisa ku xoojinayo xagaagan.

Ten Hag ayaa lahaa bartilmaameedyo kale oo ka horreeyay Weghorst balse Manchester ayaa caddaysay inaysan doonayn inay wax lacag ah bixiso suuqan January gaar ahaan in mulkiilayaasha kooxdaasi doonayaan inay iibiyaan kooxda.

Wout ayaa xilli ciyaareedkan amaah ku jooga Besiktas kaddib markii uu iskaga tagay Burnley oo heerka labaad ee England u dhaadhacday.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, haatan saxafiga Turkish-ka ah ee Gokhan Dinc ayaa sheegaya in Weghorst uu samayn doono talaabo cajiib ah oo ah inuu diyaar u yahay inuu isagu jeebkiisa ka bixiyo lacagta ay Besiktas dalbanayso haddii ay saxeexiisa ku adkayso Man United.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

30 sano jirkaas ayaa hore uga soo ciyaaray horyaalka Bundesliga gaar ahaan kooxda Wolfsburg oo uu 77 gool ugu soo dhaliyay 144 kulan.

Wout ayaa ah nooc weeraryahan oo ka duwan dhaliyayaasha haatan Old Trafford jooga isagoo ah weeraryahanada baaqiga ku dhex ah xerada ganaaxa (Target Man).

Image

ADVERTISEMENT
Share386Tweet241
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.