Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

YAAB: John Terry Oo Ka Warramay Sharcigii Wakhti Lumiska Ee Jose Mourinho Baray Wakhtigiisii Chelsea

by Apdihakem Omer Adam
December 8, 2022
0
YAAB: John Terry Oo Ka Warramay Sharcigii Wakhti Lumiska Ee Jose Mourinho Baray Wakhtigiisii Chelsea

Halyeeyga Chelsea ee Jose Mourinho ayaa sharaxay sida uu Jose Mourinho waxkasta ugu sameeyo inuu saddex dhibcood kulan ka helo iyo sharcigii wakhti lumiska ee uu baray markii ay Stamford Bridge wada joogeen.

ADVERTISEMENT

Terry ayaa dib u milicsaday sidii uu wakhti lumisku muhiim ugu ahaa tababaraha Portuguese-ka ah oo ay saddex horyaal Premier League kusoo wada guuleysteen.

Jose ayaa yaqaanay sida wakhtiga loo lumiyo iyadoo aan wax ciqaab ah lagala kulmayn garsooraha kulanka wuxuuna baray xiddigihiisa.

Terry oo beIN Sports ka hadlayay dhawaan ayaa sheegay inuu Mourinho u sheegay inay garoonka dhexdiisa isku dhacaan oo kubad joog sarre ah isku jiidhaan isaga iyo Gary Cahill kaddibna labaduba dhulka isku tuuraan sida inay dhaawacmeen maadaama aan labadaba garoonka laga wada saari karin.

ADVERTISEMENT

“Waan xasuustaa, sharcigu wuxuu ahaa haddii aanu 1-0 leenahay oo kubadda oo lasoo dalacay xerada ganaaxa lasoo dhigay haddii laba daafac kubadda isku qabsadaan oo kaddib labaduba dhulka ku dhacaan kaddib garoonka kama baxaysaan si ciyaartu usii socoto”.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Markaas 15 ama 10ka daqiiqo ee ugu dambeeya aniga iyo Gary Cahill ayuu noo sheegayay ‘Marka kubaddu xerada soo gasho hubiya inaa labadiinuba dhulka ku dhacdaan, inaad is jiidhaan kaddibna labadiinuba dhulka ku dhacdaan sababtoo ah labadiinuba ma bixi kartaan”.

ADVERTISEMENT
Share349Tweet218
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.