Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Yaa Filayay? Eden Hazard Oo Xog Aan Cidina Ka Filayn Oo Bahdil Ah Kusii Wata Real Madrid

by Apdihakem Omer Adam
January 18, 2023
0
Hazard Oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqonaya Real Madrid & Qorshaha Uu Kaga Inkaarsanayo Florentino Perez

Garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa halkiisa kasii wata xog aan u fiicnayn oo uu ka haysto kulanka El-Clasico ee kooxdiisa iyo Barcelona dhex mara.

ADVERTISEMENT

Labada kooxood ayaa markale kulmay gudaha toddobaadkan iyagoo isku arkay magaalada Riyadh Finalka Spanish Supercup oo ay Barca 3-1 ku qaaday.

Maaha wax layaab leh in Hazard uusan waxba ku qabsan Real Madrid mudada afarta sano ku dhaw ee uu joogo balse hoos u dhaciisa sii socda ayaa ah mid argagax leh.

Hazard ayaa heshiis 115 Milyan oo euro ah ugu wareegay Real Madrid xagaagii 2019, waxa loo arkayay mid wakhtigii ugu fiicnaa waayihiisa ciyaareed ku jira oo buuxin doona booskii uu Cristiano Ronaldo ku baneeyay kooxdaas.

ADVERTISEMENT

Arrinta caddaynta buuxda u ah fashilkiisa Madrid ayaa ah inuusan afar sano ku dhawaad uu kooxdaas joogo wal hal daqiiqo ka ciyaarin Kulan El-Clasico ah xilli ay sagaal kulan Clasico dhaceen mudadaas.

Sidoo Kale Akhri

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023
Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023

Kahor xilli ciyaareedka ayuu tababare Carlo Ancelotti sheegay inuu Hazard No.9 ka ciyaari doono xilli ciyaareedkan kulamada Karim Benzema maqan yahay, iyadoo Benzema qaybtii hore ee xilli ciyaareedka in badan seegay ayuu Hazard ku qancin waayay tababaraha Talyaaniga ah inuu fursad ka helo.

ADVERTISEMENT
Share375Tweet234
ADVERTISEMENT

Related Posts

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.