Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

YAA CELIN KARA? Shaxda Halista Ah Ee Liverpool Ku Ciyaari Doonto Kaddib Saxeexa Gakpo

by Abdiwahab Ahmed
December 27, 2022
0
Liverpool Oo 24 Saacadood Gudahood Saxeex Labaad Ku Samaynaysa

Liverpool ayaa bilowday hawlgalkeedii suuqa January, waxaanay xalay dhamaystirtay saxeexa Cody Gakpo oo ay £50 milyan oo Gini oo wajiyo lagu kala  bixinayo kaga soo iibsatay PSV Eindhoven. Waxay saxeexa laacibkan ku garaaceen Manchester United oo si weyn loola xidhiidhinayay.

ADVERTISEMENT

Tababare Jurgen Klopp ayaa si hoose oo aan aad loola soconin uga shaqeeyey saxeexa weeraryahanka reer Netherlands oo shan ciyaarood oo Koobka Adduunka ah oo uu saftay saddex gool dhaliyey, waxaana uu maalmaha soo socda kasoo degi doonaa England oo uu tijaabada caafimaadka ku mari doono.

23 jirkan ayaa Klopp siin doono kala-doorashooyin afka hore ee weerarka ah oo ay dhibaatooyin badan xilli ciyaareedkan ka taagnaayeen kaddib dhaawacyo tiro badan.

Liverpool Gakpo

ADVERTISEMENT

Reds ayaa rikoodhkeeda Premier League ee xilli ciyaareedkan uu yahay in ay laba gool dhaliyeen kulan walba, waxaana goolashooda ugu badan ka yimaaddeen Mohamed Salah iyo Roberto Firmino oo uu soo raaco Darwin Nunez.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Imaatinka Gakpo ee Anfield ayaa waxa uu Liverpool ayaa yimid iyadoo ay dhaawacan yihiin Diogo Jota, Luis Diaz iyo Roberto Firmino, waxaanay warbaahinta Ingiriisku sheegayaan in hadda ay kaliya kooxdu awoodda saari doonto sidii ay ula saxeexan lahayd ciyaartooyo khadka dhexe ay.

Su’aasha xalayba bilaabantay ayaa waxay ahayd sida ay noqon doonto shaxda Liverpool kaddib saxeexa Gakpo iyo maqnaanshaha Diaz, Jota iyo Firmino.

Jurgen Klopp ayaa isbeddel ku samayn doona  labada boos ee weerarka dhexe iyo garabka bidix, iyadoo Mohamed Salah uu sii haysan doono booskiisa garabka midig. Darwin Nunez ayaa lagu soo riixi doonaa weerarka dhexe oo ah booskiisa dabiiciga ah, halka Gakpo uu isaguna tegi doono booskiisa dabiiciga ah ee garabka bidix.

Sidan ayay noqon doontaa shaxda Liverpool

ADVERTISEMENT

LIVERPOOL XI

Share389Tweet243
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.